Awdal empire of. somalia

Vägbeskrivning

Awdal empire of. somalia Kontaktinformation, kartor och vägbeskrivningar, kontaktformulär, öppettider, tjänster, betyg, foton, videor och meddelanden från Awdal empire of. somalia, Politisk organisation, Sweden Stockholm, Hammarby.

25/09/2026
Maadaama ay Soomaaliya leedahay  Xeebta ugu dheer Afrika! … maxaa loo waayey doomaha iyo maraakiibta gaadiidka dadweynah...
25/09/2026

Maadaama ay Soomaaliya leedahay Xeebta ugu dheer Afrika! … maxaa loo waayey doomaha iyo maraakiibta gaadiidka dadweynaha ee isku xira magaalooyinka xeebaha ah: sida Muqdisho, Marka, Baraawe, Kismaayo, Boosaaso, Hobyo, Berbera iyo Zeylac?

Haddii la maalgeliyo oo la sameeyo gaadiidka badda waxaa laga heli lahaa Faa’iidooyinkan:

- Gaadiidka baddu⛴ wuxuu ka jaban yahay duulimaadyada cirka ✈️

- Gaadiidka baddu⛴ wuxuu ka dhaqso badan gaadiidka dhulka 🛣️

- Wuxuu ka qeyb qaadan lahaa horumarka ganacsiga iyo isku socod gudaha dalka 💼

Haddii la maalgeliyo, Soomaaliya waxay ka faa’iideysan kartaa xeebteeda dheer oo ay kor u qaadi kartaa isku xirka magaalooyinka, maadaama waddooyinka goboladu ay yihiin kuwo raf ah, nabad gelyadoodana aan la isku haleyn karin.

✍ Mukhtar Dulmi Diid

Deegaanka Jidbaale ee gobolka Sool ilaa 10 Qof ayaa geeriyooday inta la xaqiijiyey.Dagaal Beeleedkan ayaa udhexeeya beel...
25/09/2026

Deegaanka Jidbaale ee gobolka Sool ilaa 10 Qof ayaa geeriyooday inta la xaqiijiyey.

Dagaal Beeleedkan ayaa udhexeeya beelaha Fiqishinni iyo Jaamac Siyaad (Dhulbahante) Labadaan Beelood ayaa horay colaado lagu hoobtay dhex mareen.

Kuyee  weriye reer awdal ah Waligaana deked helimaysid, hadayna taladaadu gacantaada ku jirin! Xoriyada iyo lahaanshaha....
25/09/2026

Kuyee weriye reer awdal ah Waligaana deked helimaysid, hadayna taladaadu gacantaada ku jirin! Xoriyada iyo lahaanshaha. macnaha lihi way isku xidhanyihiin.

Dekeda laasqoray iyo dekeda.lughayaba waa dekedo siyaasad u xidhan

Waxaana masuul.ka ah dadka horgalada degaankooda loogu taliyo
Ee horgalnimada dhaafsaday xoriyada shulkooda

16/09/2026

تغطية مباشرة. | Check out الجزيرة's LIVE streams on TikTok! Watch, follow, and discover the latest content from الجزيرة.

Adress

Sweden Stockholm
Hammarby

Webbplats

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Awdal empire of. somalia publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Genvägar

Dela