Hirasho TV

Ring Vägbeskrivning Webbplats

Hirasho TV Hel tabinta Wararka gudaha iyo dibedda si joogta ah
(1)

20/09/2026

" Gurigii aan ku asturnaa xoogaa leyga saaray, Todobo Carruur ah & Hooyadood meel aan geeyo ma aqaan, waa in Madaxda DFS ii soo jawaabtaa"

Aabe Muxudiin oo Lugaha Naafo ka ah.

20/09/2026

"Dagaal waxaa laga dhexlaa waa dhimasho, Qax iyo dhibaato,qof uu faa'ido u yahay ma jirto"Nabadoon Cali Jeesto

20/09/2026

"Murusade iyo Abgaal waxay gaareen heshiis deg deg, Waan ka xun nahay wixii ka dhacay bariga gobolka galgaduud, Guddiga ayaa la dirayaa"Nabadoon Xaad.

20/09/2026

XOG CUSUB Mucaaradka oo dacwad ka gudbiyay MW Xasan Sheekh xili ay Xaalad kacsanaan ay ka jirto Siyaasada Dalka.

20/09/2026

Ciidamo wataa dareeska dowladda oo dhac ka wadda qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir .

20/09/2026

Duqeyn dhalisay dhimasho iyo dhaawac oo Xalay ka dhacaday duleedka magaalada Baydhabo iyo Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya.

19/09/2026

Muxudiin Saabeey oo barakicin iyo handadaad isugu daray Shacabka Yaaqshid iyo Kaaraan.

19/09/2026

Wasiirka Warfaafinta Laftagareen oo si kulul ugu jawaabay Taliye Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub)

19/09/2026

" Madaxweyne Xasan Sheekh iyo saaxiibadiisa ayaa burcad badeeda abuuray waana kuwa waji cusub leh"

Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi

19/09/2026

Xil Kulane Jiis "Muungaab iyo wasiirka arrimaha gudaha waa in ay hor yimaadan golaha shacabka, si wax looga waydiiyo biyaha wadooyinka Muqdisho "

Adress

Västerås

Aviseringar

Bli först med att veta: vi skickar ett mejl när Hirasho TV publicerar nyheter och kampanjer. Din e-postadress används inte till något annat, och du kan avsluta prenumerationen när som helst.

Genvägar

Dela