Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye

Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye, Government Official, Afgoye.

29/11/2020

BISMILAAH:
إنالله وإناإليه راجعون البقاء لله
إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبر ولتحتسب
Alle ha unaxriiso Nabadoon Abuukar Baliile Agaasimihii h**e waaxda dhulbixinta Deg.afgooye oo ku geeryaaday Dalka Turkiga Ehelka iyo Qaraabada iyo dhamaan Asxbtiisa Alle Samir iyo iimaan haka siiyo Asigana janatul fardows Alle haka waraabiyo.

Photos from Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye's post 26/11/2020

Bismilaah:
waxaa manta aan kormeer shaqo ku tagnaya deegaanka carbiska oo ay daganyihiin barakac saameeyay fatahaada biyha .

dhamaan hay,adaha samafalka waxaan ka codsaneenaa inay la soo gaaraan gargaae deg.deg ah.

ALLA MAHAD LEH

&HORMARA
SAMAFALKA

Photos from Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye's post 22/11/2020

BISMILAAH:
waxaan manta xaflad soo dhaween ah aan xurnta maamulka deg.afgooye ugu sameenay gudoomiyaha cusub ee gobalka sh.hoose.

mudane:c.qaadir maxamed nuur(siidii)
ku soo dhawoow gobalka sh.hoose.

ALLA MAHAD ISKA LEH

&HORMAR
SAMAFALKA

18/11/2020

Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka ka baxay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalka Cumar Carte Qaalib. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan naga siiyo
انا لله وانا اليه راجعون

Photos from Xogayaha samafalka xariirka hay,adaha ee Deg.afgoye's post 17/11/2020

BISMILAAH:
waxaan halkaan hambalyo soo dhaween ah ugu dirayaa gudoomiyaha cusub ee g/sh.hoose
mudane: Abdulqaadir maxamed nur (siidii)
oo manta xilkaas loo dhaariyay
soo dhawoow mudane gudoomiye.

ALLA MAHD LEH

17/11/2020
Profile pictures 17/11/2020
Want your business to be the top-listed Government Service in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Afgoye

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00