29/11/2020
BISMILAAH:
إنالله وإناإليه راجعون البقاء لله
إن لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى فلتصبر ولتحتسب
Alle ha unaxriiso Nabadoon Abuukar Baliile Agaasimihii h**e waaxda dhulbixinta Deg.afgooye oo ku geeryaaday Dalka Turkiga Ehelka iyo Qaraabada iyo dhamaan Asxbtiisa Alle Samir iyo iimaan haka siiyo Asigana janatul fardows Alle haka waraabiyo.
26/11/2020
Bismilaah:
waxaa manta aan kormeer shaqo ku tagnaya deegaanka carbiska oo ay daganyihiin barakac saameeyay fatahaada biyha .
dhamaan hay,adaha samafalka waxaan ka codsaneenaa inay la soo gaaraan gargaae deg.deg ah.
ALLA MAHAD LEH
&HORMARA
SAMAFALKA
22/11/2020
BISMILAAH:
waxaan manta xaflad soo dhaween ah aan xurnta maamulka deg.afgooye ugu sameenay gudoomiyaha cusub ee gobalka sh.hoose.
mudane:c.qaadir maxamed nuur(siidii)
ku soo dhawoow gobalka sh.hoose.
ALLA MAHAD ISKA LEH
&HORMAR
SAMAFALKA
18/11/2020
Waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka ka baxay Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalka Cumar Carte Qaalib. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan naga siiyo
انا لله وانا اليه راجعون
17/11/2020
BISMILAAH:
waxaan halkaan hambalyo soo dhaween ah ugu dirayaa gudoomiyaha cusub ee g/sh.hoose
mudane: Abdulqaadir maxamed nur (siidii)
oo manta xilkaas loo dhaariyay
soo dhawoow mudane gudoomiye.
ALLA MAHD LEH