Kacaan primary and secondary school hoyga aqoonta
Kacaan primary and secondary school
hoyga aqoonta
Waa xafladii qalin bedelashada fasalka 12aad ee Iskuulka kacaanka.
Kacaan primary and secondary school
Jimco wanaagsan.
Qofkii ka jawaabo waxa uu helayaa awaal marin.
Sheeg Boqortooyadii Nebi Suleymaan imisa sano ayey dhisneed?
ASC Jimco wanaagsan.
Asc Noqo arday salaada dukada aan marnaba kaa caajisin salaada.
18/10/2022
Maanta oo ah maalinimo talaado ah taariikhduna ay ku beegan tahay 18/10/2022 miilaadi waafaqsan 22/03/1444 Hijriya saacaduna ay ku beegneed 4:00pm galabnimo waxaa hoolka dugsiga kacaan lagu qabtay xafladda qalin bedelashada ardayda fasalka 12-aad. Xafladaan ayaa ka soo qeyb galay waaladiin, dhalinyaro iyo marti sharaf kale waxayna ardayda qalin bedelashada fasalka 12-aad ee dugsiga sare ku soo bandhigeen dareenkooda iyo heerkooda aqoonta. Ardaydan ayaa ah dufcadii 1-aad ee dugsiga kacaan.
Maamulka ayaa u hambalyeenaya.
17/10/2022
Waa xaflada qalin bedelasha dufcadii koowaad ee Iskuulka kacaanka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Afgoye
