09/07/2022
Hambalyo hambalyo umada musliminta Mel walbo ay joogan Qasatan shacabka rer afmadow ciid wanagsan ayan idiin lenaxay waxana Alle kabaryenaya sanadkan sanadkisa kale inu alle nawad iyo barwaqo nagu garsiyo.πππ
Mubarak
02/06/2022
Bismilah alhamdulilah,
Waxa sakay si nabad ah nogu qabsomay ololaha nadafada oo kasameynay magalada gudaheda iyo wadoyinka so gala magalada,
Sido kale waxan bulshada siinay wacyigalin kusabsan nadafada.
Nadafada wa qeeb ka mid imaanka, Walal Ku dadal nadafa oo quruxi Erada ganacsigagaπ
25/05/2022
Bismilah alhamdulilah,
Waxa manta samafal balaran usamene aaba Abdinasir oo ku magac dheer (jeeri) wa aaba kutabaleysan dagmada afmadow.
Wa aaba curyan eh oo Haysto 8 carur ah aad ayu u cabanaya cabashadisana wan idiin so gudbini dona sacadaxa so socda ayado eh warbixin.
Fadlan aan wada cawino π
NALA SOCDA
18/05/2022
Bismilah alhamdulilah
Waxa Saka si nabad ah noogu so qabsome ka shaqenta so celinta bilicda magalada. Waxa u maxadcelineyna Findland somali associations (FSA) Ramad project-Afmadow oo garab weyn nagala qadate qabsoomiida shaqadaan.
Waxa qof walbo ka codsaneyna Ina inta karamkada eh Ina geed Kuberi karto si geedki manta aad berte barito u harsato.
Wad maxadsantixin.π
02/05/2022
Hampalyo hamaplyo hampalyo umada Musliminta Mel walbo oo ay joogan ciid wanagsan Ayaan idiin lenaxay waxa halkan hampalyada idiin kaso diraya dhalinyarada team afmadow Muslim youth organizations waxana markale idiin lenaxay sandakan snadkisa kle bash bash iyo barwaqo Alle hanagu garsiyo.
30/04/2022
Balanteenu wa shaqo
kariim
Mubarak