28/07/2023
Maamulka, macalimiinta iyo Ardayda Dugsiyada Al-cirfaan, waxay idin leeyihiin: Alle ha ina siiyo maalinta Caashuura khayrkeeda, oo ha inaga aqbalo acmaasheena wanaagsan.
maalintan la inoo jideeyay waxa ka mid ah:
■ Soom : waxa lagu dhaafa Sanad danbigii
■Ka farxinta ciyaalka: sanadbaa loo balaadhiyaa Arsaaqda.
■ xidhiidhinta qaraabada.
waawayn ee dhacay maalintan oo kale waxa ka mid ah:
■ Badbaadintii Nabi Muuse -CS- iyo Halaagistii Fircoon.
■ Nabi Yacquub -CS- maalintii laga fayday dhibta ee uu Helay wiilkiisii Nabi Yuusuf -CS-
Maxaad ka ogtay Maalinta Caashuuraa?!
Acmaasha la inoo jideeyay.
Iyo
Dhacdooyinkii waawaynaa?!
Nala wadaag wixii aad ka xasuusato. Mahadsanid.
Alcirfaan Schools
18/07/2023
BUSHAARO, BUSHAARO, BUSHAARO.
Dugsiga Al-cirfaan Schools waxa uu kuugu bushaaraynayaa inuu kuu diyaariyay Tayo aqooneed, Barayaal u tababaran barista ubadka, Goob ku haboon waxbarista ilmaha.
Barnaamujyo Kobciya maskaxda iyo Jidhka Ilmaha, Korna u qaada kaalintiisa waxbarasho.
🌹Ardayda la qaadanayo waa Kg-7aad. H**e u soo gaadh
🌺💯Faa'ido:
Barashada culuumta Diiniga oo bilaash ah Galinka danbe.
⭐Roone waa mahadiiye
⭐Dugsi weeyi rumeeyey
⭐Riyadii bulshadeena
Al-cirfaan Schools
19/06/2023
Jadwalka Maalinta 4aad ee imtixaanka shahaadigga ah ee sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee fasallada 8-aad ee dugsiga dhexe.
17/06/2023
Maalinta 2aad ee Jadwalka imtixaanka shahaadigga ah ee sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee fasallada 8-aad ee dugsiga dhexe.
Guulaysta
16/06/2023
Maalinta 1aad ee Jadwalka imtixaanka shahaadigga ah ee sannad dugsiyeedka 2022-2023 ee fasallada 8-aad ee dugsiga dhexe.
18/05/2023
Quruxdii Dalka, Rajadii Dadka iyo Dabaaldagii 18 May
20/02/2023
Schools, oo ku yaala Degmada Arabsiyo, Somaliland waxa uu ugu bushaaraynayaa cidii dananaysa in ay ka faaidaystaan fursad ka banaan oo ah Macalinimo dugsi hoose dhexe manhajku yahay ka Somaliland , wakhtiguna yahay 06:30 AM ilaa 12:00 AM.
✅️Haddaba Codsadayaasha waxa looga baahan yahay shuruudahan;
1. In uu haysto shahaado Jaamacadeed, Dugsi Sare ama wax u dhigma aqoontiisa
2. In uu Somalilander yahay
3. In da'diisu ka wayntahay 18.
4. Karti badan yahay, samir badan yahay, la shaqayntiisu fiican tahay
5. Maado kale haddii looga baahdo uu dhigi karo.
6. In uu soo xareeyo CV-giisa oo ay ku lifaaqan yihiin shahadooyinkiisu.
7. In uu diyaar u yahay imtaxaan iyo Interview
Wakhtiga uu xidhmayaa qabashada CV-gu waa: Khamiis 23-02-2023 12:00 habeenimo.
✅️Faahfaahin dheeraad ah:
Gmail: [email protected]
Whatsapp: 0636736212.
Telegram: 0636736212
Tell: 0637520077
17/02/2023
https://www.facebook.com/100068552133034/posts/506312881663779/?mibextid=Nif5oz
Munaasibada Isra iyo Micraajka Nabiga CSW awgeed Dugsiyada Alcirfaan waxay halkan uga hanbalyaynayaan dhamaanba umada islaamka
Khaasatan Macalimiinta,Waalidka,iyo Ardayda Dugsiyada Alcirfaan
كل عام وانتم بخير
Caafimaad, nabad iyo rayn rayn Alle ha inagu gaadhsiiyo habeenkan kiisa.
Waa Habeenkii ugu fadliga banaa Nabiga csw.
Waa habeenkii la inagu soo waajib yeelay Salaada.