Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library

Call Directions Contact the organization

Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library Maktabadda Guud ee Baardheere waa goob aqooneed lagu wadaago fikradaha, laguna ilaaliyo dhaqanka - una furan dhammaan qof walba.

The Bardera Public Library is a learning space where ideas are shared and culture is preserved - open to everyone.

Waxaa maanta oo Khamiis ah, 8-da Oktoobar 2026, saacadda 4:00 galabnimo, lagu qabanayaa Maktabadda Guud ee Baardheere ku...
08/10/2026

Waxaa maanta oo Khamiis ah, 8-da Oktoobar 2026, saacadda 4:00 galabnimo, lagu qabanayaa Maktabadda Guud ee Baardheere kulan aqooneed muhiim ah oo loogu talagalay ardayda.

Kulanka waxaa cinwaan looga dhigay:
โ€œMore Than Marks: What Makes You a Successful Student?โ€.

โ€œMarka laga tago Darajooyinka: Maxaa ardayga ka dhiga mid guulaysta?โ€

Waxaa soo jeedinaya Ustaad Farah Abdifitah Ahmed oo haysta Masterโ€™s Degree in Plant Breeding and Biotechnology kana qaatay University of Zimbabwe.

Kulankan wuxuu diiradda saari doonaa in guusha ardaygu aysan ku koobnayn oo keliya darajooyin iyo dhibco, balse ay sidoo kale ku dhisan tahay aqoon, anshax, xirfado, dadaal, joogteyn iyo himilo cad.

๐Ÿ“ Goobta: Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library
๐Ÿ“… Taariikhda: Khamiis, 08/10/2026
โฐ Waqtiga: 4:00 galabnimo
๐Ÿ‘ฅ Ka soo qaybgalka: Waa lacag laโ€™aan, waxaana si gaar ah loogu casuumayaa dhammaan ardayda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Arday Wanaagsan = Mustaqbal Wanaagsan. ๐ŸŽ“๐Ÿ“š
Ha seegin fursaddan aqooneed ee muhiimka ah!

Mudane Mohamed Aden Dhaqane oo ahDistrict medical officer( Iskuduwaha wasarada cafimadka jubaland ee degmada baardhere) ...
14/09/2026

Mudane Mohamed Aden Dhaqane oo ah
District medical officer( Iskuduwaha wasarada cafimadka jubaland ee degmada baardhere) De ayaa dhalinarada hawl-wadeenada buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan sidoo kalana ka tirsan Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug degmada Baardheere ayaa ku wareejiyay buugaag tiradoodu dhantahay 30 buug.

Waxaa gudoomay buugta mudane Mohamed Aden Dhaqane oo ah Isku duwaha wasaaradda Caafimad ka Jubaland degmada Baardheere.

20 ka mid ab buugaagta waxa uu mas'uulka oogu deeqay Maktabadda Guud ee Baardheere.

Shaqadu way socon idamka alle.

Rooble A Rashid Hire iyo Cowke Osman Ali shaqo wacan mudanayaal.๐Ÿค

Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library ๐Ÿ˜โค๏ธ

FAANOOLE-JUBA COMPANY Degmada Baardheere ayaa dhalinarada hawl-wadeenada buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan...
10/09/2026

FAANOOLE-JUBA COMPANY Degmada Baardheere ayaa dhalinarada hawl-wadeenada buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan sidoo kalana ka tirsan Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug degmada Baardheere ayaa ku wareejiyay madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha FAANOOLE-JUBA COMPANY mudane Shiine Abdi Ali, buugaag tiradoodu dhantahay 25 buug.

Waxaa gudoomay buugta mudane Shiine Abdi Ali oo ah Madaxa Shaqada iyo Shaqaalaha FAANOOLE-JUBA COMPANY Degmada Baardheere.

Mahadsanidiin maamulka, iyo shaqaalaha FAANOOLE-JUBA COMPANY oo si mas'uuliyad oogu dheehantahay ooga soo baxay ballanqaadkii buugta, sidoo kalana casuumaad oogu fidiyay dhalinarada goobtooda shaqada ee Shirkadda Hormuud.

Shaqadu way socon idamka alle.

Rooble A Rashid Hire shaqo wacan mudane.๐Ÿค

09/09/2026

Muuqaal aad u qurux badan oo sanado badan aan sugaynay inaan degmada Baardheere uu ka yimaado muuqaal noocaan ah.๐Ÿ˜

Alle baa ku mahadsan, waxaan Casuumnay dhaman qaybaha kala duwan ee bulshada reer Baardheere inaga oon kala saarin, hadafkuna waa inaan marti galino 1000 qof ka badan sanadaha soo aadan Insha'Allah.โค๏ธ

Mudanayaal iyo Marwooyin aan garab istaagno dhamaan hawl-wadeenada Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library ๐Ÿ˜

Mahadsanid Maajid Majid media production ๐Ÿค

Shirkadda Hormuud Telecom laanteeda degmada Baardheere ayaa dhalinarada hawl-wadeenada buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. ...
09/09/2026

Shirkadda Hormuud Telecom laanteeda degmada Baardheere ayaa dhalinarada hawl-wadeenada buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan sidoo kalana ka tirsan Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Ee Baraarug degmada Baardheere ayaa ku wareejiyay madaxa Marketing-ka shirkadda Hormuud ee degmada Baardheere buugaag tiradoodu dhantahay 30 buug.

Waxaa gudoomay buugta mudane Mohmed Hassan Noor sokor( Head of Marketing).

Buugaag gaaraya 10 buug ayay Shirkadda Hormuud oogu deeqday Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library ๐Ÿ˜

Shaqo wacan baad qabateen Mas'uuliyiinta kala ah Rooble A Rashid Hire oo ah Xoghayaha Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Baraarug degmada Baardheere iyo Madaxa Diiwaangalinta Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Baraarug degmada Baardheere Mr Cowke Osman Ali.

Mahadsanidiin maamulka, iyo shaqaalaha shirkadda Isgaarsiinta hormuud qaybteeda Baardheere oo si mas'uuliyad oogu dheehantahay ooga soo baxay ballanqaadkii buugta, sidoo kalana casuumaad oogu fidiyay dhalinarada goobtooda shaqada ee Shirkadda Hormuud.

Shaqadu way socon idamka alle.

Sawirada Qeybta 2-aad.Bandhiga buuga Miro Janno ee lagu soo bandhigay gudaha Orientation Centre-ka degmada Baardheere.Ba...
06/09/2026

Sawirada Qeybta 2-aad.

Bandhiga buuga Miro Janno ee lagu soo bandhigay gudaha Orientation Centre-ka degmada Baardheere.

Bandhigaan ayaa noqday mid galay diiwaanka taariikhda reer Baardheere, iyada oo ay kasoo qayb geen inkabadan 400 qof.

Magaalada Baardheere ayaa wajahayso caqabado dhanka buundo la'aanta ah hadana rajada iyo hanka bulshada reer Baardheere meesha kaliyoo dib loogu noolayn karo waa Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library ๐Ÿ˜

Mahadsanidiin dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Baardheere oo soo qurxiyay bandhigaan.๐Ÿค

Majid media production ๐Ÿ‘๐Ÿ“ธ

Mudanayaal iyo Marwooyin halkaan ma ahan Caasimadda umadda soomaaliyeed ee Muqdisho ee waa degmada Baardheere iyo shacab...
04/09/2026

Mudanayaal iyo Marwooyin halkaan ma ahan Caasimadda umadda soomaaliyeed ee Muqdisho ee waa degmada Baardheere iyo shacabwaynaha ku dhaqan oo galabta soo buux-dhaafiyay bandhiga buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khalif Hassan.๐Ÿ˜

Bandhiga buuga Miro Janno Iyo degmada Baardheere.โœ…

Majid media production mahadsanid Mudane.๐Ÿ“ธ

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž,  Dr. Farhan Mohamed Warsame oo ah Agriculture and Livestock Development Specialist,"  dhaqtarka cudurrada guud iy...
04/09/2026

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž, Dr. Farhan Mohamed Warsame oo ah Agriculture and Livestock Development Specialist," dhaqtarka cudurrada guud iyo Computer-ka ee Hospital-ka Guud ee Gedo degmada Baardheere, waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda bandhiga buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Jimcaha galabti, iyo Orientation Centre-ka.

Goorta: Jimco, 04/09/2026.
Saacadda: saddexda iyo Bar 3:30PM Galabnimo.
Goobta: Orientation Centre-ka.

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž, Mohamed Hussein Areys oo takhasuskiisu yahay " Agriculture and Livestock Development Specialist,"  waxa uu ka mid...
04/09/2026

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž, Mohamed Hussein Areys oo takhasuskiisu yahay " Agriculture and Livestock Development Specialist," waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda bandhiga buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Jimcaha galabti, iyo Orientation Centre-ka.

Goorta: Jimco, 04/09/2026.
Saacadda: saddexda iyo Bar 3:30PM Galabnimo.
Goobta: Orientation Centre-ka.

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž, Eng. Abdihabiib Mohamed Warsame kana mid ah dhalinarada aqoonyahannada degmada Baardhere, sidoo kalana ah arday k...
04/09/2026

๐Œ๐ฎ๐๐ง๐ž, Eng. Abdihabiib Mohamed Warsame kana mid ah dhalinarada aqoonyahannada degmada Baardhere, sidoo kalana ah arday ka qalin-jabiyaJaamacadda Jamhuriya, waxa uu ka mid yahay mudanayaasha ku casuuman Munaasabadda bandhiga buuga Miro Janno ee uu qoray Dr. Khaliif Hassan.

Kasoo qaybgal wacan.

Ballanteennu waa Jimcaha galabti, iyo Orientation Centre-ka.

Goorta: Jimco, 04/09/2026.
Saacadda: saddexda iyo Bar 3:30PM Galabnimo.
Goobta: Orientation Centre-ka.

Address

Baardheere

Telephone

+252613936713

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Maktabadda Guud ee Baardheere - Bardera Public Library:

Shortcuts

Share

Category