21/07/2026
Laag; 21, Luulyo, 2026: Ciidamada Difaaca Puntland oo deegaanka Laag kusoo afjaray hawlgal qaatay saacado kooban malayshiyaad khal-khal amni ka abuuray Puntland, muddooyinkii u dambeeyey, kuwaas oo Madaxweynaha Wakhtigiisu dhammaaday ee Dowladda Federaalka Soomaaliya sal u yahay abaabulkooda
Ururka 49 Hanqar Cidanka Darawishta Dowlada PLN