24/01/2025
Isuduwaha Howlaha Guud Barawe
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isuduwaha Howlaha Guud Barawe, Government Organization, Wadajir, Baraawe.
24/01/2025
07/11/2024
TB center in Baraawe General Hospital.
This is up to now work.
Rooftop laminated and walls needs another painting.
31/10/2024
06/07/2024
29/06/2024
Ganacsatada dhulalka ka ganacsada waxaa looga digayaa inay iibsadaan ama iibiyaan dhul dan guud oo ay dowlada leedahay.
27/06/2024
Maanta oo khamiis ah 27/06/2024 waxaan kormeer u tegey dhismaha wadada weyn inta u dhaxeysa Aliborka Baraawe iyo magalada gaar ahaan isgoyska balanbalis, madaama roob badan socdo iyo weliba xili roobeed lagu jiro sidaas darteed waxaan rabey inaan ogaado hadey saameyn weyn yeshey roobka malmahaan da’ey.
Sida injineerka ii sheegey iyo aniga indhaheega aan ku arkey saameen weyn ma yeelanin roobka da’ey shaqada si aadi ayuu u socda shaqada xoogiisa waxaa ka socda Imberesa ilaa aliboorka Baraawe waxaana la kulmey ayagoo diyaarinayey shub la saarayo mid ka mid ah biyo mareenada lagu tala galey wadada iyo kuwa kale la qodey oo shaqadoodi socda.
Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud Dib-Udhiska & Gurueynta ee Deg Baraawe
H.E. Said Tahir Abubana
12/06/2024
Wasaaradda hawlaha guud dib udhiska & guryeynta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa soo saartey awaamiir kusaabsan injineerada,Xirfadlayaasha,kaaba-shaqaalayaasha, iyo farsamo yaqaanada.
12/05/2024
Trq. 12/05/2024
Kor meer maanta aan tegey Imberesa oo ka socdo shaqadii wadada, waxaana si habsami u socdo shaqadaani qaasatan bundoyinka biyo mareenta, waxaana wareystey engineerka u qaabilsan bundoyinkaasi wuxuuna ii sheegey inay rabaan dardargelinta shaqada madama xili robeed noo food saaran yahay.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Wadajir
Baraawe
Opening Hours
| Monday | 09:30 - 16:30 |
| Tuesday | 09:30 - 16:30 |
| Wednesday | 09:30 - 16:30 |
| Thursday | 09:30 - 16:30 |
| Saturday | 09:30 - 16:30 |
| Sunday | 09:30 - 16:30 |
