Isuduwaha Howlaha Guud Barawe

Isuduwaha Howlaha Guud Barawe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isuduwaha Howlaha Guud Barawe, Government Organization, Wadajir, Baraawe.

Photos from Wasaarada Howlaha Guud, Dib-u-dhiska & Guryaynta KGS's post 24/01/2025
Photos from Isuduwaha Howlaha Guud Barawe's post 07/11/2024

TB center in Baraawe General Hospital.
This is up to now work.
Rooftop laminated and walls needs another painting.

Photos from Telefishinka Koonfur Galbeed Soomaaliya's post 31/10/2024
06/07/2024
29/06/2024

Ganacsatada dhulalka ka ganacsada waxaa looga digayaa inay iibsadaan ama iibiyaan dhul dan guud oo ay dowlada leedahay.

Photos from Isuduwaha Howlaha Guud Barawe's post 27/06/2024

Maanta oo khamiis ah 27/06/2024 waxaan kormeer u tegey dhismaha wadada weyn inta u dhaxeysa Aliborka Baraawe iyo magalada gaar ahaan isgoyska balanbalis, madaama roob badan socdo iyo weliba xili roobeed lagu jiro sidaas darteed waxaan rabey inaan ogaado hadey saameyn weyn yeshey roobka malmahaan da’ey.
Sida injineerka ii sheegey iyo aniga indhaheega aan ku arkey saameen weyn ma yeelanin roobka da’ey shaqada si aadi ayuu u socda shaqada xoogiisa waxaa ka socda Imberesa ilaa aliboorka Baraawe waxaana la kulmey ayagoo diyaarinayey shub la saarayo mid ka mid ah biyo mareenada lagu tala galey wadada iyo kuwa kale la qodey oo shaqadoodi socda.

Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud Dib-Udhiska & Gurueynta ee Deg Baraawe

H.E. Said Tahir Abubana

12/06/2024

Wasaaradda hawlaha guud dib udhiska & guryeynta Dowlada Koonfur Galbeed ayaa soo saartey awaamiir kusaabsan injineerada,Xirfadlayaasha,kaaba-shaqaalayaasha, iyo farsamo yaqaanada.

Photos from Isuduwaha Howlaha Guud Barawe's post 12/05/2024

Trq. 12/05/2024

Kor meer maanta aan tegey Imberesa oo ka socdo shaqadii wadada, waxaana si habsami u socdo shaqadaani qaasatan bundoyinka biyo mareenta, waxaana wareystey engineerka u qaabilsan bundoyinkaasi wuxuuna ii sheegey inay rabaan dardargelinta shaqada madama xili robeed noo food saaran yahay.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Wadajir
Baraawe

Opening Hours

Monday 09:30 - 16:30
Tuesday 09:30 - 16:30
Wednesday 09:30 - 16:30
Thursday 09:30 - 16:30
Saturday 09:30 - 16:30
Sunday 09:30 - 16:30