Taliska Nisa koonfur Galbeed Degmada Baraawe

Taliska Nisa koonfur Galbeed Degmada Baraawe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Taliska Nisa koonfur Galbeed Degmada Baraawe, Government Official, Baraawe.

07/06/2023

Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed Ee Degmada Baraawe, Waxaa ay mar waliba u taaganyihiin fashilinta Dhargarta Argagaxisida, iyo qof waliba oo Cadow ku ah hormarka Somaliya.

Taliyaha Nabad Sugida Degmada Baraawe Cumar Yaalow cabdi, Waxaa uu Si Gaar ah Shacabka kaga codsaday iney Garab istaagaan Ciidanka Si Nabada iyo xasiloonida Caasimada Koonfur Galbeed u noqto mid Ka sareeysa Sida hada ay tahay, Arimahan oo dhan Ayaa imaanaya, markii ay Shacabka la shaqeeyaan Ciidanka mahadsandiin.

Goortii ay noqto khawaarajita waa la afjir doona dalka wuuw xuroobi doonaa inshallah.

05/06/2023

Taliyaha Hay"ada Nabad Sugida Koonfur Galbeed Ee Magaalada Baraawe , Mudane Cumar Yaalow cabdi oo hoggamiyay Howl-galo Gaar ah, Ayaa Bulshada ugu baaqay Soo Gudbinta xogta Maleeyshiyadka Arxanka daran

08/10/2022

Ciidamada Nabad Sugida Degmada Baraawe Oo Howlgal Amni Xaqiijin Ah Ka Fuliyey Gudaha Iyo Daafaha Xaafadaha Degmadaasi.

Photos from Taliska Nisa koonfur Galbeed Degmada Baraawe's post 03/10/2022

Ciidanka Hay'adda Sirdoonka Qaranka Somalia ayaa howlgal lagu Baadi-goobayo Firxadka Argagixisada ka sameeyey deegaano dhowr ah oo ku yaalla inta u dhaxeysa Degmooyinka Balcad iyo Degmada Afgooye Ee Gobalka Shabellaha Hoose' waxaana howlgalkaasi horkacaya Taliye Ku-xiggeenka ciidanka Duufaan Cabdi Xakiin Karkaar.

02/10/2022

Sirdoonka Qaranka Somalia oo Kaalma ka heleya Saaxiibbada Caalamka ayaa Nolosha Dhaafsiiyay Cabdullaahi Nadiir oo ahaa Madaxa Kooxda Fasir Wareeriso H**e waxa uu ahaa madixii Shuurada, waana Mid kamid ah Aas-aasayaashii Alshabaab.

Waa ninka loo diyaariyay in uu bedelo Horjoogaha Xanuunka Kansarka Gudaha Qabo Ee Ina Axmed Dyrie.

Sexdax Million oo Dolar ayaa h**e loo dul Saaray Madixiisa, waxaana lagu Dilay Xaramka oo Jubbada Dhexe .

Waxa ay isku tirsi Qabiil yihiin kan Hadda Xanuunsan Iyo kii H**e loo dilay Ee Ina Godane.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baraawe?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Baraawe