27/06/2023
Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadda Muslimiinta ah waxaan idinkugu Hambalyeynayaa Munaasabadda - * Waxaan idin rajeynayaa in aad farxad iyo damaashaad kula Ciidaan ehelladiina iyo asxaabtiina meel walba oo ay daafaha Caalamka ka joogaan.
20/04/2023
Waxaan munaasabadda Ciidul Fidriga ugu hambalyaynaya guud ahaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan leeyahay hambaliyo Farxad ku ciida ilaah waxaan inooga baryaa nabad iyo barwaaqo inoo ilaah nagu gaarsiiyo Ciidan ciideda kale.
23/01/2023
Waxaan kulan la qaatay madaxwaynaha Jamuuriyada Federaalka soomaliya Waxaan kawada hadalnay xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfur galbeed.
03/12/2022
Wuxuu ahaa sxb sidhow is kula soo shaqaynay uu ixtiraam badan rabi naxariistii Jano hasiiyo.qaraabadii iyo Eheladii uu katagayna samir iyo iimaan ilaaha haka siiyo.
29/11/2022
19 MAALIN MA U QAYBSANTAA DOORASHO IYO DIB U HESHIISIIN.