Musharax Madaxweyne KGS Shiine Nuur

Musharax Madaxweyne KGS Shiine  Nuur

Share

Nebadaa Naas lanuuga leh

27/06/2023

Waxaan Hambalyo u dirayaa Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Ummadda Muslimiinta ah waxaan idinkugu Hambalyeynayaa Munaasabadda - * Waxaan idin rajeynayaa in aad farxad iyo damaashaad kula Ciidaan ehelladiina iyo asxaabtiina meel walba oo ay daafaha Caalamka ka joogaan.

20/04/2023

Waxaan munaasabadda Ciidul Fidriga ugu hambalyaynaya guud ahaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan waxaan leeyahay hambaliyo Farxad ku ciida ilaah waxaan inooga baryaa nabad iyo barwaaqo inoo ilaah nagu gaarsiiyo Ciidan ciideda kale.

12/04/2023

Waxaan hambalyo u dirayaa dhammaan Ciidanka XDS, sarreeyaasha, saraakiisha, saraakiil xigeennada, alifleyda, dableyda i Ciidanka XDS iyo qoysaskooda Munaasabadda 12 Abriil awgeed

Maanta oo ku beegan 63-guuradii aas-aaska CXD Soomaaliyeed, waxay har iyo habeen u taagan yihiin difaaca sharafka Ummadda Soomaaliyeed waxaan Alle (SW) uga baryayaa inuu u naxariisto intii ku shahiidday difaaca qarannimada, sidoo kalena caafimaad deg-deg ah in uu siiyo intii ku dhaawacantay.

24/01/2023

Waxaan Salaan ugu tagay Midowga musharixiinta Koonfur galbeed sidoo kalena waxaan kulan la qaadanay Gudiga dib u heshiisiinta KGS

Nebedaa Naas lanuuga Leh.

23/01/2023

Waxaan kulan la qaatay madaxwaynaha Jamuuriyada Federaalka soomaliya Waxaan kawada hadalnay xaaladaha siyaasadeed ee ka taagan Koonfur galbeed.

17/01/2023
17/01/2023

Maanta waxaan ka qayb galay Furitaanka shirka Dib u heshiisiinta maamulka koonfur galbeed.waxaan Rajaynaa in wada hadalka gogosha guul ay ku dhamaan doonto insha allaa.

19/12/2022

BAYDHABO
Maanta waxaan kulan muhiim ah laqaatay saraakiisha ATMS Ee koonfur Galbeed.

17/12/2022

Shacab waynaha Koonfur Galbeed Kuma qanac sana war saxaa fadeedkii Ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

03/12/2022

Wuxuu ahaa sxb sidhow is kula soo shaqaynay uu ixtiraam badan rabi naxariistii Jano hasiiyo.qaraabadii iyo Eheladii uu katagayna samir iyo iimaan ilaaha haka siiyo.

29/11/2022

19 MAALIN MA U QAYBSANTAA DOORASHO IYO DIB U HESHIISIIN.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Baydhabo