𝖠𝖽𝗆𝗂𝗇𝗂𝗌𝗍𝗋𝖺𝗍𝗂𝗏𝖾 𝖤𝗏𝗂𝖽𝖾𝗇𝖼𝖾 𝗂𝗇 𝖨𝗌𝗅𝖺𝗆𝗂𝖼 Civilization
CabdulXayi Maxamed Nur waa arday dhigta Form 2 D ee Alqalam School Baidoa, Somalia
Ardeygan si fiican ayuu uga hadlay caddeynta maamulka ilbaxnimada Islaamka.
Hadalkiisu wuxuu ahaa mid cad, habaysan, oo aqoon ku dhisan.
Qudbaddii uu jeediyey si weyn ayay u taabatay ardada fasalka.
Ardeygan hawlkarka ah wuxuu muujiyey dadaal iyo karti sare.
Waxqabadkiisa wuxuu noqday mid mudan ammaan iyo bogaadin.
Alqalam school Baydhabo Active
هي صفحة رسمية لمدرسة القلم بيدوا -الصومال
13/12/2025
تعزية رسمية
تتقدم إدارة ومعلمو مدرسة القلم بخالص التعازي وصادق المواساة إلى أهل الفقيد وذويه، وإلى عموم العلماء والدعاة، في وفاة الداعية الشيخ محمد محمد (الشيخ باكستان)، الذي وافته المنية يوم الجمعة في مدينة مقديشو.
نسأل الله تعالى أن يتغمّده بواسع رحمته، ويسكنه فسيح جناته، وأن يُلهم أهله ومحبيه والأمة الإسلامية الصبر والسلوان.
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
30/11/2025
Leh #
Mamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo Waalidiinta Dugsiga AL-QALAM
waxay tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan Mas’uulkii Waxbarashada Jimciyadda Xunayn Waalid,
Sheekh Xasan Maxamed Ibraahim (Sh. Xasan Meylow)
oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.
Waxaan Allah uga baryaynaa inuu u naxariisto,
janatul firdowsa ka waraabiyo,
ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan bulshada uu ka baxay
inna siiyo samir iyo iimaan.
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
21/11/2025
مدرسة القلم كانت – وما زالت – تؤمن أنّ النهضة تبدأ من الفصل الدراسي، وأن بناء العقول أسمى من بناءِ الحجر، وأن المعلم هو قائد هذا البناء.
وبهذه المناسبة، نجدِّد التزامنا في مدرسة القلم بدعم معلمينا، وتوفير البيئة التي تعينهم على أداء رسالتهم بأفضل وجه.
21/11/2025
OGEYSIIS FASAX
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Ardada Maclimiinta iyo guud ahaan Shaqaalaha Dugsiga in uu Fasax yahay dugsiga Maalinta berito (Sabti Tr 22 Nov 2025)
Munaasabada Maalinta Macalinka Soomaaliyeed owgeeda.
Maamulka Dugsiga Al-Qalam
OGEYSIIS FASAX
Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda, macalimiinta iyo guud ahaan shaqaalaha dugsiga Al-Qalam in maalinta Isniinta uu dugsigu fasax yahay,
Fasaxaasi wuxuu la xiriiraa Roob-doonka oo ay culimadu ugu baaqeen bulshada.
Waxaan ku dhiirrigelinaynaa dhammaan bulshada inay si niyad leh uga qaybqaataan roob-doonka
Alle ha inaga aqbalo ducadeena.
Maamulka Dugsiga Al-Qalam
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
Iskuulka Al-Qalam
Dhammaan ardayda iyo waalidiinta Waxaa lagu wargelinayaa in iskuulka Al-Qalam uu fasax yahay maalinta beri ah (Sabti), sababtoo ah waxaa Jiri Dono Kulan Lagu Furaayo Dhismaha Fasalada Cusub Ee Dugsiga .
Maalintai si Caadi ah Ayaa Dirasadena noga socon dontaa Insha allaah .
Mahadsanidiin
dhammaan Bahda Reer AL-QALAM
11/09/2025
Dhismo iyo dayactir ballaaran ayaa ka socda Dugsiga AL-QALAM.
Waa howl wanaagsan oo lagu farxo, kuna saabsan horumarinta iyo qurxinta dugsiga.
10/09/2025
Maanta Dugsiga waxaa soo booqday ardaydii dufcaddii 14aad ee ka baxay sanadkii 2022.
Waxay dugsiga u keeneen hadiyado kala duwan oo qiimo badan.
Aad ayaan ugu faraxsanahay booqashadooda iyo xasuusta wanaagsan ee ay la wadaageen dugsigooda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baydhabo
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
