01/11/2026
📢 OGEYSIIS MUHIIM AH
📝 IMTIXAAN BILLEEDKA 1-AAD
FIRST MONTHLY EXAMINATION – 2026–2027
Maamulka Dugsiga AL-QALAM wuxuu ogeysiinayaa dhammaan Ardayda in imtixaanka billeedka 1-aad uu bilaaban doono:
Sabti, 7-da Nofeembar 2026.
📚 Diyaargarow wanaagsan iyo guul ayaan idiin rajaynaynaa dhammaan ardayda.
MAAMULKA DUGSIGA AL-QALAM
AQOON • AKHLAAQ • MUSTAQBAL