Aayaha Koonfur Galbeed

Directions

Aayaha Koonfur Galbeed Codka bulshada, Xaqiiqda siyaasadda.

09/11/2026

Baydhabo jooga ama Baraawe uguura intaad joogtan taako kamid ah Koonfur galbeed lagama hari doono

09/11/2026

DEG:DEG;- Mareykankii oo isaga guuray saldhigii Balidoogle, dhanka kale ciidanka xoogga ayaa is faafiyay .

Ka daawo qeybta comment-ga

DEG DEG Taliye Mohamed Libiya ciidamo uu wato ayaa Baydhabo ka goostey darawishta ayey ku biiren
09/11/2026

DEG DEG Taliye Mohamed Libiya ciidamo uu wato ayaa Baydhabo ka goostey darawishta ayey ku biiren

DEGDEG:- Beledweyne oo Xabad is qabsatay xabadaa oo loogu dabaal-degaayo is casilaada godomiyaha gobolka Hiraan garabka ...
08/11/2026

DEGDEG:- Beledweyne oo Xabad is qabsatay xabadaa oo loogu dabaal-degaayo is casilaada godomiyaha gobolka Hiraan garabka Ali Guudlaawe muuse Salaad .

Caawa waxaa la diiwaan-gelinayaa Rag go’aano masiiri ah qaatay iyo kuwa wadada ku soo jira.

Ila soco

08/11/2026

Habeen iyo maalin Heegan baan nahay ilaa aan dalkena kaxureyno

08/11/2026

Rer Koonfur galbeedow wakhtiyada sosocda war farxad leh naga maqli doontan đź‘€

08/11/2026

Cidamada xoga kudegey Jamacada zamzam oo ah xarun waxbarasho oo ardadi iyo mamulki Jamacada mesha kaceyriyen maalmaha sosocda masi degnaan doontan illahey idinki wan idinka saari doona Insha Allah

Ciidamo cusub ayaa ku biiray daraawiishta kgs kuna sugan degmada qoryooleey shabeelaha hoose waxaana hogaaminaayo taliye...
08/11/2026

Ciidamo cusub ayaa ku biiray daraawiishta kgs kuna sugan degmada qoryooleey shabeelaha hoose waxaana hogaaminaayo taliye baargeelee .

08/11/2026

Sarkaal ciidan oo hoggaaminaya ciidamo ka yimid deegaanka Xaaji Cali ayaa maanta ku biiray halganka dib-u-xoreynta deegaannada Dowladda Koonfur Galbeed.

08/11/2026

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Koonfur Galbeed ayaa maantan soo dhoweeyey ciidamo ka yimid deegaanka Xaaji Cali, kuwaas oo ku biiray halganka dib-u-xoreynta deegaannada Dowladda Koonfur Galbeed.

Address

Baidoa
Baydhabo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aayaha Koonfur Galbeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share