Daud wallad mire Adan

Daud wallad mire Adan

Share

humanitarians development

Photos from Daud wallad mire Adan's post 30/06/2024

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Safar shaqo kuso gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay

Socdaalka Xildhibaanada ee Magaalada Baydhabo ayaa ah Uqareemida Haweenka Soomaaliyeed, Helida Qoondada Haweenka iyo Ukuuragelida Xaalada Deeganka

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa uga Mahadceliyey Xildhibaanada Haweenka ah ee ku jira Labadda Aqal ee Baarlamaanka Dalka Booqashada ay ku yimaadeen Magaalada Baydhabo waxaana uu la Wadaagay Dowladda uu Hogaamiyo sida ay uga goantahay ilaalinta Qoondada Haweenka.

28/06/2023

Eid wanaagsan

22/03/2023
Photos from Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS's post 22/03/2023
20/03/2023

Sidaas weya

Photos from Daud wallad mire Adan's post 04/01/2023

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga Farsamada ee Shirka Dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed isagoo magacaabay xubno cusub.

Photos from Daud wallad mire Adan's post 06/12/2022

🏆⚽ 🇲🇦 Waa sawirada ciyaartooyda Morocco oo dabbaal degaya kadib u soo bixitaankoodii wareegga 8-da ee Koobka Adduunka ee ka socda Qadar markii ay 3-0 rigooreyaal ah ku direen xulka Spain. (Reuters).sa lafadee

Photos from Daud wallad mire Adan's post 06/12/2022

FT: 🇲🇦 Morocco 0 - 0 Spain 🇪🇸 Penalties: Morocco: 🟢 🟢 🔴 🟢 ⚫ Spain: 🔴 🔴 🔴 ⚫ ⚫
MOROCCO WIN 3-0 IN THE SHOOTOUT!

27/10/2022

Alhamdulillah

25/10/2022

It is a very difficult battle

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Baydhabo