Mohamed Ali Ibrahim

Mohamed Ali Ibrahim

Share

Official page| Spokesperson and Director of Communication Southwest State of Somalia.

29/03/2026

Dowladda Koonfur Galbeed Oo ka hadashey xaaladda amniga guud iyo guulaha ay gaareen ciidamada geesiyaasha ah ee Koonfur Galbeed sidoo kalena baaq udirtay ciidamada la soo maran habaabiyay in ay Dowladooda isku soo dhiibaan gacmo furana ku soo dhoweeynayso.

28/03/2026

“Waxaan goobjoog u aheyn doorasho si habsami leh u dhacdey, waxaan leeyahay Hambalyo Mudane Madaxweyne adiga iyo guddonka golaha wakiilada Koonfur Galbeed shacabka soomaaliyeed gaar ahaan reer Koonfur Galbeed garab istaaga dowladiina.

Mohamed Mursal Sheikh Abdirahmaan Guddoomiyihii h**e ee Golaha Shacabka Soomaaliya

28/03/2026

Xildhibaan Xasan Abdinur oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo fariin u diray dowlada Federaalka sheegayna in ay joojiso faragelinta ay ku hayso shacabka Koonfur Galbeed” isagoona Hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay iyo guddoonka Golaha Wakiilada.

28/03/2026

“Doorasho mudo la sugayey ayaa dhacdey waa doorasho xur iyo xalaal ah oo bulshada koonfur Galbeed mudo ay naawileysay waxaana leeyahay saaxibkayga Madaxweyne Cabdicasiis Laftageen Hambalyo” sidaasi waxaa yiri” Adan Maxamed Nuur Saransoor.

28/03/2026

Daawo Hadaljeedinjta Madaxweynaha la doortay ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen).

25/03/2026

Xog-hayaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Faysal Maxamed Isaaq, ayaa faahfaahin ka bixiyay kulamo maanta ay la yeesheen qaybaha kala duwan ee bulshada, hay’adaha amniga iyo odayaasha dhaqanka KGS.

25/03/2026

Dowladda Koonfur Galbeed oo ugu baaqday in saaxada Siyaasada ee Doorashooyinka Madaxtinimada Koonfur Galbeed ay furantahay Qof Waliba oo Tartamayana laso dhoweynayo Amnigiisana la balan qaadayo.

22/03/2026

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Dowladda Koonfur Galbeed.

22/03/2026

Xildhibaan Saran-Soor

“Madaxweyne Hassan Shekh Koonfur Galbeed waxay la mid tahay Jubbaland iyo Puntland Meeshii ay mareen ayeyna maraysa, 53-Maalin ee Mudo Xileedkaga ka dhiman Soomaali isku keen waad kala dirtee.

22/03/2026

Xildhibaan Hassan Abdinour

“Xasanow mudo xileedkagi h**e reer koonfur galbeed oo 6-gobol dhisan rabo ayaa 3-gobol udhistay hadana waxaad ka shaqaynaysaa in sidii sedaxdii gobol aad dhistay udumin lahayd lkn lagaama yeelayo.

22/03/2026

Gudoomiyihii h**e ee baarlamanka dalka Maxamed Mursal

“Dadka udhashay deeganka ee raba inay doorasho dhacdo idinkama jirto halka aad wax ka raadinaysa ee fadlan damiirkiina ha shaqeeyo yaan laidin adeegsanin in deegankiina aad gacantiina ku bur burisan.

22/03/2026

Dowlada Koonfur Galbeed oo uga baaqday bulshada deegaanada koonfur galbeed in ay ilaalsadaan midnimadooda.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Baydhabo