19/03/2026
๐๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐ซ๐๐ค.
Waxaan guud ahaan umadda Islaamka ugu hambalyeynaynnaa, gaar ahaan umadda Soomaaliyeed farxadda ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ-๐๐ข๐ญ๐ซ๐ข.
ุชูุจู ุฃููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุฃูุฃุนู
ุงู๐คฒ
Waxaan isu rajeynaynaa caafimaad iyo farxad inaan kuwada ciidno ehel iyo asxaab.
17/02/2026
Soonka iyo Fadiilada uu Leeyahay
Soonku: waa cibaado weyn oo ka mid ah tiirarka Islaamka, gaar ahaan bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa waajib uu Alle ku faral yeelay muslimiinta, si ay u gaaraan cabsida Alle (taqwo), naftoodana u tarbiyeeyaan.
1. Soonku Waa Amar Alle
Alle wuxuu Qurโaanka ku yiri in soonku uu ku waajibay muslimiinta sida uu ugu waajibay kuwii ka horreeyey. Tani waxay muujinaysaa in soonku yahay cibaado qadiim ah oo qiimo weyn leh. Ujeeddadiisu waa in qofku barto sabar, adkaysi, iyo Alle ka cabsi.
2. Dambi Dhaaf iyo Nadiifin
Soonku wuxuu sabab u noqdaa in dambiyada la dhaafo. Nebigeenna Muxammad (NNKH) wuxuu sheegay in qofkii sooma Ramadaan isagoo iimaan iyo ajar rajeynaya dambiyadiisii h**e la dhaafo. Sidaas darteed, waa fursad dahabi ah oo qofku ku nadiifin karo qalbigiisa.
3. Barbaarinta Nafta
Marka qofku ka fogaado cuntada, cabbitaanka, iyo waxyaabaha kale ee soonka jebiya, wuxuu baranayaa is-xakameyn. Tani waxay ka caawisaa inuu ka dheeraado xumaanta sida been, xanaaq, iyo hadal xun.
4. Midnimo iyo Walaaltinimo
Bisha Ramadaan muslimiintu waxay wadaagaan dareen isku mid ahโgaajo, harraad, iyo cibaado. Tani waxay xoojisaa jacaylka iyo isku duubnida bulshada dhexdeeda, waxayna kobcisaa sadaqada iyo caawinta masaakiinta.
5. Abaalmarin Weyn
Soonku wuxuu leeyahay ajar gaar ah. Alle wuxuu xadiis Qudsi ku sheegay in soonku isaga u gaar yahay, isaguna uu ka abaalmarinayo si gaar ah. Tani waxay muujinaysaa fadliga iyo qiimaha sare ee cibaadadan.
Gunaanad:
Soonku ma aha oo keliya in laga fogaado cunto iyo cabbid, balse waa safar ruuxi ah oo qofka u horseeda daahirnimo, sabar, iyo taqwo. Qofkii si dhab ah u sooma, wuxuu helaa dambi dhaaf, qalbi nadiif ah, iyo ajar aan la qiyaasi karin.
17/02/2026
Soonqaad wanaagsan, dhamaan umadda Muslimiinta. Illaahay waxaan ka baryeynnaa inuu naga yeelo kuwii ka faaideysta bishaan kheyrka leh.
๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ & ๐๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฒ ๐๏ธ
17/02/2026
Waxaan aad u bogaadinaynnaa shaqadaa quruxda badan dhalinta isku howshay. Waxay qabteen howl looga baahnaa umad dhan.
๐๐จ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ฒ-๐ ๐๐๐ฌ๐ข waxaa uu kulansaday noloshii halyeeynimo iyo dhaqan ee uu sheekhu ku suntanaa.
Aanu kawada faaideysanno insha Allah.
๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ & ๐๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฒ ๐๏ธ
27/01/2026
๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ซ ๐จ๐จ ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ โ๐๐จ๐ฐ ๐ญ๐จ ๐๐๐๐ ๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐๐จ๐ฉ๐ฅ๐: ๐๐๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐จ๐ซ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ๐ฌโ
(๐ช๐จ๐ซ๐๐ฒ๐๐๐ฅ: ๐๐ซ๐ฎ๐ง ๐๐ข๐ง๐ ๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ค๐ ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ):
๐-๐๐๐๐๐จ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ง ๐๐๐๐-๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ง ๐๐ฎ ๐๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง:
Qorayaashu waxay adkaynayaan muhiimadda wada-shaqaynta ee hoggaaminta, gaar ahaan marka la maamulayo dad isku heer ah. Hoggaamiyeyaasha wax ku oolka ah waxay abuuraan jawi ay xubnaha kooxdu isku arkaan kuwo la qiimeeyo, laguna dhiirrigeliyo inay soo bandhigaan fikradahooda iyo khibraddooda.
๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ง๐ค๐ (๐๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐๐ง๐๐):
Fahamka iyo maareynta dareenkaโkuwaaga iyo kuwa xubnaha kooxdaโwaa arrin aad u muhiim ah. Buuggu wuxuu muujinayaa in garaadka dareenku uu xoojiyo isgaarsiinta, dhiso kalsoonida, isla markaana hagaajiyo wada-shaqaynta kooxda, taas oo ka dhigaysa xirfad lama huraan u ah hoggaamiyeyaasha.
๐ ๐๐ฌ๐ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ข๐ข ๐๐ข ๐๐๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ฑ-๐ค๐ฎ-๐จ๐จ๐ฅ ๐๐ก:
Isgaarsiin cad waa tiir muhiim u ah hoggaan guul leh. ๐๐ข๐ง๐ ๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐๐ซ waxay adkaynayaan baahida hoggaamiyeyaashu u qabaan inay si cad u muujiyaan aragtidooda iyo waxa laga filayo, si loo hubiyo in dhammaan xubnaha kooxdu isku ujeeddo yihiin isla markaana fahmaan doorarkooda.
๐ ๐๐ฎ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ฅ๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง:
Qorayaashu waxay ku boorrinayaan hoggaamiyeyaasha inay muujiyaan dabeecadda ay rabaan inay ku arkaan kooxdooda. Marka hoggaamiyuhu tuso daacadnimo, isla-xisaabtan, iyo anshax shaqo oo adag, wuxuu ku dhiirrigelin karaa xubnaha kooxda inay qaataan qiyam iyo dabeecado la mid ah.
๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฑ ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐๐จ๐จ๐ ๐ญ๐จ ๐๐ก:
Kobcinta dhaqan wax barasho joogto ah waa mid aad muhiim ugu ah horumarinta kooxda. Buuggu wuxuu ku dhiirrigelinayaa hoggaamiyeyaasha inay taageeraan koritaanka xirfadeed iyagoo bixinaya fursado tababar, hagid (mentorship), iyo horumarinta xirfadaha, taas oo kor u qaadi karta waxqabadka kooxda.
๐ ๐๐ก๐ข๐ฌ ๐๐ก๐๐ช๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ฑ๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐๐ง:
Abuurista dhaqan kooxeed oo wanaagsan oo loo dhan yahay waa lama huraan si loo helo ka-qaybgal iyo wax-soo-saar sare. Qorayaashu waxay soo jeedinayaan in hoggaamiyeyaashu si firfircoon uga shaqeeyaan dhisidda jawi taageero leh, halkaas oo xubnaha kooxdu ay ku dareemaan ammaan inay cabbiraan fikradahooda isla markaana ay qaataan halis.
๐ ๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐จ ๐๐๐๐๐ค๐๐๐ ๐ ๐๐จ๐ ๐ ๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐๐๐:
Buuggu wuxuu adkaynayaa muhiimadda dabacsanaanta ee qaababka hoggaaminta. Xaalado kala duwan iyo isdhexgalka kooxda ayaa u baahan kara habab kala geddisan, hoggaamiyeyaasha wax ku oolka ahna waa kuwa awood u leh inay la qabsadaan qaabkooda hoggaamineed si ay ula jaanqaadaan baahiyaha kooxdooda iyo caqabadaha ay wajahayaan.
Casharradan waxay bixiyaan hagid qiimo leh oo loogu talagalay xirfadlayaasha doonaya inay horumariyaan xirfadahooda hoggaamineed isla markaana si wax ku ool ah u maareeyaan kooxo ay xubnahoodu isku heer yihiin.
Tarjamaad ๐๐จ๐ ๐ฆ๐๐๐ญ๐ฌ
26/01/2026
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก๐ข๐ฃ๐.
Dhamaan dadkii ka qeyb galay tababarkaasi waxaan u sheegaynaa in ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ข๐ข ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฃ๐๐๐ฐ๐๐ฅ๐๐๐ diyaar yihiin, waxaadna kala xiriiri kartaan nambarada hoose๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐- ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ญ๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ
Waxaan mahadsanid leennahay ustaad Abdurasak Isack Bulle .
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ๐๏ธ
24/01/2026
๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐ซ ๐๐ ๐๐๐ง ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ " ๐๐จ๐จ๐ฃ๐ข ๐๐๐๐ง ๐ฎ ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐๐ ๐ง๐๐๐ญ๐๐๐๐" ๐๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ช๐จ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ข๐ฆ๐จ๐ง ๐๐ข๐ฅ๐ก๐๐ฆ .
๐-๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐:
Casharka ugu muhiimsan ee ku jira buuga waa baahida ah daacadnimo nafeed. Gilham wuxuu xoog u tilmaamayaa in koriimada qofku ay ka bilaabato inaan garwaaqsano qaladaadkeenna iyo inaan wajahno xaqiiqada ama runta nolosheenna qusaysa. Inaan nafteena udaacad noqono waxay keenaysaa inaan fahanno dhinacyada aan ubaahannahay inaan ka hormarno iyo talaabooyinka aan qaadayno si uu is bedal u dhaco.
๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐๐:
Cudurdaarku had iyo jeer waxaan u isticmaalnaa inaan marmarsiyo u helno guul darooyinkeenna iyo inaan ka fogaanno mas,uuliyad qaadasho. Gilham wuxuu akhristayaashu ku dhiiro gelinayaa inay joojiyaan cudur daarka iyo inay qaataan mas,uuliyada lahaanshaha naftooda. Waajahida caqabadaha ina horyaala, waxaa ku hormaro adkeysigii iyo go,aan qaadashadii lagu gaari lahaa guusha.
๐.๐๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
Wax badan oo kamid ah aaminaadaha xadidaya nafta waxaa ay ka imaadeen dhacdooyin h**e ama fariimo taban oo ka imanaya dadka kale. Gilham wuxuu xujo ugu xirayaa akhristayaasha in ay su,aal iska waydiiyaan aaminaadaas iyo inay ku bedeshaan kuwo kale oo taban lehna awood siin badan. Waxaan furan karnaa awoodaheenna oo buuxa waana gaari karnaa yoolasheenna.
๐-๐๐๐๐๐ ๐๐'๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐:
Ficilladeennu waa kuwo ka turjumaya waxa aan aaminsannahay iyo qiyamkanaga. Gilham wuxuu xooga saarayaa muhiimada ay leedahay qaadashada ma's uuliyada ficiladeenna iyo cawaaqibtooda. Inaan qaadanno lahaanshiyaha qaladaadkeenna waxay muhiim utahay inaan wax ka barano iyo inaan u korno shakhsi ahaan.
๐-๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐:
Koriimada shakhsigu waxay u baahantahay inaad banaanka uga baxdid aaga nasiinada iyo inaad qaadato halisaha. Qoraaga buuga wuxuu akhristayaasha ku dhiirogelinayaa inay qaataan caqabadaha iskuna dayaan wax-yaalo cusub. Inagoo nafteenna ka riixayna xadadka, waxaannu balaarin karnaa aragtideenna waxaa kaloo ikhtiraaci karnaa fursado cusub.
๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐:
Ku noolaanshaha ama qoomamada wax h**e iyo ka walwalida waxa Soo socda waxay innaga hor istaagayaan inaan si dhameystiran ugu noolaanno waxa xaadirka taagan. Gilham wuxuu xoojinayaa muhiimada ay leedahay diktoonida iyo diirada inaan saarno goobtan iyo hadda. Ku noolaanshaha waqtiga la joogo waxaan ka heli karnaa quruxda nolosha, waxayna yareynaysaa walwalka iyo walbahaarka.
๐- ๐๐๐
๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐:
Dadka innagu xeeran waxay nafteena ku leeyihiin saameyn weyn. Qoraagu wuxuu dhiira gelinayaa in lala saaxiibo dadka leh saameynta togan, dadka taageerada badan kuwaa oo ku dhiiro geliya. Inaan ka fogaano saameeynta taban waxaan ku abuuri karnaa wax badan oo togan iyo deegaan hormar oo buuxa.
๐-๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐:
Aaminaada nafteennu waxay aasaas utahay inaanu gaarno hadafyadeenna. Gilham wuxuu xoojinayaa muhiimada ay leedahay aaminaada nafta iyo kalsoonida nafta. Inaynu aaminno nafafkeenna waxaan uga gudbi karnaa caqabadaha, waxay innaga ilaalisaa dib udhaca, iyo ugu dambeyntii waxaynu gaareynaa riyooyinkeenna.
Tarjamaad:Gรถb Meets.๐๏ธ
22/01/2026
๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ & ๐๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฒ ๐๏ธ
22/01/2026
๐๐๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐ค๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ค๐ & ๐๐จ๐ซ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐๐๐ฒ iyo Gฤrsฤ platform ayaa galabnimadii maanta waxaa ay Baydhabo ugu qabteen bahda waxbarashada qeybaheeda kala duwan iyo bulshada kale ee magaalada.
Tababarkaan oo lagu baranaayey ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ญ๐ซ๐๐ญ๐๐ ๐ข๐ ๐๐ฅ๐๐ง ayaa waxaa bixinaayey ustaad Abdurasak Isack Bulle oo kamid ah barayaasha deegaanada ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฎ๐ซ๐ ๐๐ฅ๐๐๐๐ aadka looga yaqaano.
Waxaan u mahad naqeynnaa dhamaan ka soo qeybgalayaashii soo xaadirey madasha tababarka iyo bahda warbaahinta oo ay u h**eeyaan Janaay HD ๐๐.
Balanteennu waa dhisida wacyiga bulshada ๐๏ธ