Wasaaradda Waraafinta iyo Wacyi-gelinta Bulshada DKGS

Wasaaradda Waraafinta iyo Wacyi-gelinta Bulshada DKGS

Share

Diyaarinta iyo faafinta xiriirka dadweynaha si kor loogu qaado muuqaalka Wasaaradda

Photos from Wasaaradda Waraafinta iyo Wacyi-gelinta Bulshada DKGS's post 09/11/2024

Baydhabo; Sabti , Nov 9, 2024:

Waxaa goordhow magaalada Baydhabo ka furmaya Kulanka latashiga hey'adaha cilmi-baarista, khubarada sharciga, aqoonyahanka iyo hey'daha dowladda ee magaalada Baydhabo oo ku saabsan dib-u-eegista cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka KMG ah ee JFS.

18/07/2023

Fasaxa Bilashada Sanadka Cusub ee Hijriga.

Photos from Wasaaradda Waraafinta iyo Wacyi-gelinta Bulshada DKGS's post 15/07/2023

WAR DEG DEG AH

Guddiga Amniga ee Dowladda Koonfur Galbeed ayaa war kasoo saarey Xayiraadda khawaariijta alshaab ay kusoo rogeen maalmihii lasoo dhaafay Magaalada Baydhabo.

Guddiga ayaa ku amrey ganacsatadda inay qiimaha badeecadaha hoos u dhigaan oo ay ka dhigaan sidii awalba ahayd. Waxaa kaloo guddigu ay sheegeen cidkasta oo la macaamiisha Al shabaabna ay ka qaadi doonaan tilaabo adag.
Sidoo kale guddiga ayaa dignin hor leh soo saarey, waxayna sheegaan in qofka allaale qofkii khawaariijta u taga uusan kusoo laaban doonin deegaanada dowladda koonfur Galbeed.

Want your business to be the top-listed Government Service in Baydhabo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Airport Street
Baydhabo
2521