15/07/2026
𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :
Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed waxa ay baafineysaa islamarkana ku wargalineysa dadka kala ah:
1-Maqadin Xaashi Odowaa,
2 Kuusow Sooc Odawaa
3 Ciise Cilmi Odawaa,
4- Mahad Dacar Odawaa
5. Cali Faarax barre oo Deggan Beledweyne in ay idinka taalo Maxkmadda Gobolka Hiiraan Dacwad Madani oo aad daraf ka tihiin.
Haddaba Waxaa leydin farayaa In muddo 15 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada Gobolka oo ka bilaabaneysa arbacada 15/07/2026- kuna Eg. 29/7/2026.
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗
07/05/2026
𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :
Maxkamadda Degmada Beledweyne iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1. Adan Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Beledweyne.
2. Muuse Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
3. Kaaho Maxamuud Yalaxow, Degan Degmada Baladweyne.
4. Cali Maxamuud Yalaxow, Degan Comaad Degmada Matabaan.
5. Cabdi Maxamuud Yalaxow, Dagan Shabeelada Hoose.
6. Cismaan Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb.
7. Ahmed Maxamuud Yalaxow, Degan Dhuusamareeb
Kuwaas oo dhamantood ay Maxkamadda Degmada ka taalo dacwad dhaxal tooyo oo ay dhinac ka yihiin.
Sidaas Daraadeed, waxaa la idin farayaa in aad Maxkamadda ku hor timadaan mudo 40 maalmood gudahood ah, oo ka bilaabaneysa maanta oo ay taariikhdu tahay 04/05/2026 kuna eg 13/06/2026.
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗.
16/04/2026
𝙐𝙟𝙚𝙚𝙙𝙤 𝘽𝙖𝙖𝙛𝙞𝙣 :
Maxkamadda Degmada Beledweyne Iyada oo Cuskaneysa Qodobada :108 aad iyo 121 aad ee Xeerka habka madaniga Soomaaliyeed Waxay ku wargalineysa dadka kala ah:
1-𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐫𝐬𝐚𝐪 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞 =Deggan Xamar
2-𝐟𝐚𝐫𝐭𝐮𝐮𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐬𝐞=Deggan Xamar
3-𝐜𝐚𝐧𝐚𝐛 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐤𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞= Deggan Xamar
4-𝐟𝐚𝐭𝐱𝐢𝐲𝐨 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐊𝐚𝐚𝐡𝐢𝐲𝐞 = Degan Xamar in 'dacwad xalatooyo ah idinka taallo Maxkmadda Degmda Beledweyne taas oo idin kala dhaxeyso: 𝐀𝐚𝐦𝐢𝐧𝐨 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜 𝐐𝐞𝐲𝐥𝐢𝐲𝐞
Waxaan leydin farayaa in muddo 40 cisho gudhood aad ku hortimadan Maxkamada oo ka bilaabaneysa 14/04/2026- kuna Eg. 24/5/2026-ka.
𝗗𝗛𝗔𝗠𝗔𝗔𝗗.