Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin

Directions

Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin This is the official page of Abdishaku Mohamoud Hassan (Cidin) , mayor of Berbera The Official Page Of Mayor Abdishkur Mohamoud Hassan Edin

Bismillahi Raxmani Raxiim . 10-safar-1448marka h**e Alle Ayaa mahad leh marka xiga shacabka Gobolka Saaxil Sidi wanagsan...
25/07/2026

Bismillahi Raxmani Raxiim . 10-safar-1448
marka h**e Alle Ayaa mahad leh marka xiga shacabka Gobolka Saaxil Sidi wanagsanayd Ee ay igu igmadeen xilka Duqa degmada marka xiga labadi gole deeganka Ee isku xigay siday igu ogaladen inan duqa Ahaado.waxan manta si buuxda u baneyey booski an u hayey Gobolka Saaxil ee gudomiyaha. Waxan si weyn ugu mahad naqaya madaxweynaha JSL iyo xukumadisa mudadi an la so shaqeeyey. Waxa Sharaf ii ah inan qaranka JSL u so shaqeyey wajibadkisana aan gutay.
Wa Billahi Tawfiiq

Rabi ha u Raxmado Marxuun Taliye Faysal Xiis Alle godka ha u janeeyo marti la jecelyahay haka dhigo. Waxan ma tacsiyeyna...
11/07/2026

Rabi ha u Raxmado Marxuun Taliye Faysal Xiis Alle godka ha u janeeyo marti la jecelyahay haka dhigo. Waxan ma tacsiyeynaya Dhaman Qaranka Somaliland Gaar ahaan ehelkiisa iyo qarabadaba.

Happy 18May dhaman shacab weynaha JSL meel walba ood jogtan AQONSI IYO ADKAYSI
18/05/2026

Happy 18May dhaman shacab weynaha JSL meel walba ood jogtan
AQONSI IYO ADKAYSI

Eid Mubarak Taqaballahu Mina Wa Minkum Salixal Acmal Nabad Ku Cida Dhaman Shacabka Somaliland Meel Walba ood jogtana .
19/03/2026

Eid Mubarak Taqaballahu Mina Wa Minkum Salixal Acmal Nabad Ku Cida Dhaman Shacabka Somaliland Meel Walba ood jogtana .

28/12/2025

Somaliland first

Address

Berbera Saaxil
Berbera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mayor Cabdishakur Maxamud Cidin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share