26/11/2025
Kaabe Training Center waxa uu idinla wadaagayaa barnaamij gaar ah oo si qoto dheer uga hadli doona sida loo dhiso xasillooni dhaqaale iyadoo loo marayo personal finance management.
Tani waa fursad qiimo leh oo loogu talagalay qof kasta oo shaqeeya, ganacsade ah, ama qorsheynaya inuu horumariyo maamulka dhaqaalihiisa shaqsiga ah.
π Martida Gaarka ah:
Faarah Ahmed Shire
MS, Finance & Accounting
π
Taarikhda: 27/11/2025
β° Wakhtiga: 4:30 PM
π Goobta: Berbera Youth Center
Kusoo biir groupkan. https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k
15/11/2025
Kaabe Training Center ayaa soo qaban-qaabiyay panel discussion diiradda lagu saaray mawduuca muhiimka ah ee Self-Study (wax isbarida Shakhsiga ah).
Kulan aqooneedkan, oo ka dhacay Berbera Youth Centre , waxa si weyn u sharaxay oo waayo-aragnimadooda la wadaagay laba macallin oo khibrad dheer u leh mawduucan:
Ustaad Ali Nour Caabi )
Ustaad Jamal Omer H. Rabi
Barnaamijkan ayaa loogu talo galay in uu kor u qaado fahamka iyo muhiimadda wax isbarida madaxa-bannaan, gaar ahaan sida ay dhallinyaradu habkan uga faaβiidaysan karaan kobcinta xirfaddahooda iyo diyaarinta mustaqbalkooda shaqo.
Madax Warbahinta ee Kaabe Training Center : Hamse AbdiFatah Mohamed
Hamze Bosskar
πNaguso Biirπ
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt
10/11/2025
Habeenki Marwo Faadumo Sead iyo dhalinyarad reer Berbera
Madax Warbahinta Kaabe
Training Center
--Hamse AbdiFatah Mohamed--
Hamze Bosskar
πNaguso Biirπ
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt
06/11/2025
KAABE TRIANING CENTER
Special Panel Discussion: SELF-STUDY
Ku soo biir dood xiiso leh oo ay soo qabanqaabisay Kaabe Training Center , oo lagu falanqeynayo muhiimadda isbarashada iyo kaalinteeda nolosha casriga ah.
ποΈ 07 November 2025 |Habenka Sabtidu so galeyso
β° 6:30 PM
π Berbera Youth Center
ποΈ Ali Nour Caabi β Understanding self-study and its role in career development
ποΈ Jamal Omer H. Rabi β Why self-study matters in the modern world
Ha moogaanin fursaddan qiimaha leh!
Madaxa Warbahinta Kaabe Trianing
--HAMSE ABDIFATAH MOHAMED--
Hamze Bosskar
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt
02/11/2025
KAABE TRAINING CENTER
Waxaan soo dhaweynaynaa Marwo Faadumo Sead, oo ku marti ah barnaamijka haben danbe iyadoo ka hadli doonta mowduuc muhiim ah:
βTayaynta Waxbarashada & Doorka Muwaadinka"
π
Taariikhda: 03 November 2025
π Waqtiga: 7:30 PM
π Goobta: Berbera Youth Center
Waxa qabanaaya barnaamijkan qiimaha leh ururka KAABE Training Center
Kaalay oo ka faaβiidayso fursad qiimo leh oo lagu xoojinayo aqoonta iyo doorka muwaadinimo ee bulshada dhexdeeda.
Madax Warbahinta Kaabe
Training Center
--Hamse AbdiFatah Mohamed--
Hamze Bosskar
πNaguso Biirπ
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ NIAMA ISMAIL DAHIR
πΌ Treasurer
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ IDIL JIBRIL JAMA
πΌ Secretary
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ MAHAD HASAN ADAN
πΌ Head of Programs
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ HAMSE ABDIFATAH MOHAMED
πΌ Head of Media
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ ABDIRAHMAN OSMAN ABDIRAHMAN
πΌ Head of Planing
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ SUHAYB SALEBAN HUSSAIN
πΌ Director
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar
19/10/2025
β¨ Barasho Wacan! β¨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center
πββοΈ AWO MOHAMED FARAH
πΌ General Chairman
Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. π
π’ Madax Warbaahinta:
π§βπ» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar