Kaabe Training Center

Kaabe  Training Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kaabe Training Center, Social service, Daruurah, Berbera.

Kaabe Training Centre
Xarun u heellan horumarinta dhalinyarada gobolka Saaxil, iyadoo bixisa tababaro xirfadeed, aqoon-isweydaarsi, iyo waayo-aragnimo si ay dhalinyaradu u noqdaan xirfadlayaal iyo hoggaamiyeyaal mustaqbal leh.

26/11/2025

Kaabe Training Center waxa uu idinla wadaagayaa barnaamij gaar ah oo si qoto dheer uga hadli doona sida loo dhiso xasillooni dhaqaale iyadoo loo marayo personal finance management.

Tani waa fursad qiimo leh oo loogu talagalay qof kasta oo shaqeeya, ganacsade ah, ama qorsheynaya inuu horumariyo maamulka dhaqaalihiisa shaqsiga ah.

πŸŽ™ Martida Gaarka ah:
Faarah Ahmed Shire
MS, Finance & Accounting
πŸ“… Taarikhda: 27/11/2025
⏰ Wakhtiga: 4:30 PM
πŸ“ Goobta: Berbera Youth Center

Kusoo biir groupkan. https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k

Photos from Kaabe  Training Center's post 15/11/2025

Kaabe Training Center ayaa soo qaban-qaabiyay panel discussion diiradda lagu saaray mawduuca muhiimka ah ee Self-Study (wax isbarida Shakhsiga ah).

Kulan aqooneedkan, oo ka dhacay Berbera Youth Centre , waxa si weyn u sharaxay oo waayo-aragnimadooda la wadaagay laba macallin oo khibrad dheer u leh mawduucan:

Ustaad Ali Nour Caabi )

Ustaad Jamal Omer H. Rabi

Barnaamijkan ayaa loogu talo galay in uu kor u qaado fahamka iyo muhiimadda wax isbarida madaxa-bannaan, gaar ahaan sida ay dhallinyaradu habkan uga faa’iidaysan karaan kobcinta xirfaddahooda iyo diyaarinta mustaqbalkooda shaqo.

Madax Warbahinta ee Kaabe Training Center : Hamse AbdiFatah Mohamed
Hamze Bosskar

πŸ”—Naguso BiirπŸ”—
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt

06/11/2025

KAABE TRIANING CENTER

Special Panel Discussion: SELF-STUDY

Ku soo biir dood xiiso leh oo ay soo qabanqaabisay Kaabe Training Center , oo lagu falanqeynayo muhiimadda isbarashada iyo kaalinteeda nolosha casriga ah.

πŸ—“οΈ 07 November 2025 |Habenka Sabtidu so galeyso
⏰ 6:30 PM
πŸ“ Berbera Youth Center

πŸŽ™οΈ Ali Nour Caabi – Understanding self-study and its role in career development

πŸŽ™οΈ Jamal Omer H. Rabi – Why self-study matters in the modern world

Ha moogaanin fursaddan qiimaha leh!

Madaxa Warbahinta Kaabe Trianing
--HAMSE ABDIFATAH MOHAMED--
Hamze Bosskar

https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt

02/11/2025

KAABE TRAINING CENTER

Waxaan soo dhaweynaynaa Marwo Faadumo Sead, oo ku marti ah barnaamijka haben danbe iyadoo ka hadli doonta mowduuc muhiim ah:

β€œTayaynta Waxbarashada & Doorka Muwaadinka"

πŸ“… Taariikhda: 03 November 2025
πŸ•• Waqtiga: 7:30 PM
πŸ“ Goobta: Berbera Youth Center

Waxa qabanaaya barnaamijkan qiimaha leh ururka KAABE Training Center

Kaalay oo ka faa’iidayso fursad qiimo leh oo lagu xoojinayo aqoonta iyo doorka muwaadinimo ee bulshada dhexdeeda.

Madax Warbahinta Kaabe
Training Center

--Hamse AbdiFatah Mohamed--
Hamze Bosskar

πŸ”—Naguso BiirπŸ”—
https://chat.whatsapp.com/I2b23HcxKlDHGGgGhOsL5k?mode=wwt

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ NIAMA ISMAIL DAHIR
πŸ’Ό Treasurer

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ IDIL JIBRIL JAMA
πŸ’Ό Secretary

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ MAHAD HASAN ADAN
πŸ’Ό Head of Programs

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ HAMSE ABDIFATAH MOHAMED
πŸ’Ό Head of Media

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ ABDIRAHMAN OSMAN ABDIRAHMAN
πŸ’Ό Head of Planing

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ SUHAYB SALEBAN HUSSAIN
πŸ’Ό Director

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

19/10/2025

✨ Barasho Wacan! ✨
Aynu is baranno xubnaha hoggaanka Kaabe Training Center

πŸ™‹β€β™€οΈ AWO MOHAMED FARAH
πŸ’Ό General Chairman

Ku soo dhowow kooxda Kaabe Training Center!
Waxaan rajeynaynaa guulo iyo horumar wadajir ah. 🌟

πŸ“’ Madax Warbaahinta:
πŸ§‘β€πŸ’» Hamse Abdifatah Mohamed Hamze Bosskar

Want your business to be the top-listed Government Service in Berbera?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Daruurah
Berbera