Hassan Sh.Mumin International Academy
Waa Akaadamiyada caalamiga ee Abwaan Xassan Sh.Mumin . Dhab ahaantiina garab istaagaagu iyo taageeradaadu maanta waxa uu noo tahay milgo iyo sharaf Muwaadin .
Anagoo ah dhallin qalin maal ah oo u tafaxatay in ay qayb ka mid ah noqdaan dhalinta u heelan in ay badbaadiyaan dhaqankoodii iyo dhaxalgalkoodu suubanaa iyadoo abwaan kii soomaliyed lahaa Abwaan Ababe “Dadnimo heersare ah iyo - Hido iyo dhaqanbaan lahayn Halhays laynagu gartiyo Xarago hantiya ayaan lahayn Wadani lagu heeso iyo – Ciyaar hufan baan lahayn Hanaansocod fiican iyo – Xishood hibaleh ba
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Boorama
