Al-Hayatt Hospital Borama Teaching Hospital of Amoud University

Al-Hayatt  Hospital Borama  Teaching Hospital of Amoud University

Share

Alhayatt Hospital Borama:

26/05/2026

Ciidal Adxa Mubarak Dhamaan muslimiinta caalamka...
Alxayatt Hospital waxaad ka helaysaa maalmaha ciida fasaxa Doctor ku jira gaadhka shifti walba iyo waqti walba,
Hadii aw kulaso derso xanuun ama qof qaraabada ah, ama qof aad garanayso, fadlan booqo Alxayatt hospital, waxaad ka helaysaa doctor xiligay tahayba...
Alxayatt hospital, hoyga daryeelka, qaliinada guud iyo kuwa casriga ah

Hospital
daaweynta iyo daryeelka
Contacy us: 0634526710/063-8999911

18/05/2026

Happy 18 May Republic of Somaliland

Hospital Borama.
daaweynta iyo daryeelka

us: +252634564252/+252638999911

15/05/2026

Jimce wanaagsan

Hospital Borama
daaweynta iyo daryeelka

Contact us:063-4526710/063-8999911

04/05/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada Borama iyo Gobolka Awdal, waxaa loogu bishaaraynayaa in Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, uu imanaayo maalinta Jimcaha Toddobaadkan (08-May-2026)
Dr Maxamed Maxamuud
(Dr. Shiine). oo ah Dhakhtar ku takhasusay Daaweynta iyo Qaliinka Indhaha.
Diwaangalintu waxa ay ka Bilaabmayaa barri oo Salaasa ah 05-May-2026, Labada Galin damba.
Waqtiga diwaan galinta
8:00 Am -----2: 00 PM
2:00 Pm ----- 8: 45 Pm
Ka faa'iidaysi wacan Bulshooy.

-Hayatt Hospital
daaweynta iyo daryeelka
Contact us: 063-4526710/063-8999911

12/04/2026

Ololaha Daawaynta iyo Qalliinka Indhaha ayaa si Habsami leh uga qabsoomay Cisbitaalka Al-Hayatt.


iyo
Contact us: 063-4526710/063-8999911

09/04/2026

Qeybta Qaliinada Guud iyo Qalinada laysarka ee Cisbitaalka Al-Hayatt Borama waxaa diyaar kuugu ah Dr Mohamud Mohamed iyo Dr Mumin Farah

Adeeg Qaliin ee ay fuliyaan waxaa ka mid ah.
1. Qaliinka Xameetida Laysar iyo jeexidba
2. Qaliinka Qabsinka Laysar iyo jeexidba
3. Qaliinka Galaha laysar iyo jeexidba
4. Qaliinka bog dilaacada laysar iyo jeexidba
5. Qalinka Prostateka laysar iyo Jeexidba
6. Qalinka Mabaasiirta oo casri ah
7. Qaliinada Xididada (Sida AV-Fistula)
8. Qaliinada Burooyinka kala duwan
9. Qaliinada Caruurta
10. Qaliinada sheelada
11. Qalinka Midhicirada
13. Qaliinka daawaynta xanuunada Naasaha
14. camerada lagu eego hunguriga, calshooda, iyo xaga danbe.

Qaliinada waxaa lagu sameeey sameeyay Qiimo dhimis ah 30% discount.
Ka faa'iidaysi wacan Bulshooy.

Hospital Borama
daaweynta iyo daryeelka

Contact us: 063-4526710/063-8999911

28/03/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada Borama iyo Gobolka Awdal, waxaa loogu bishaaraynayaa in Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, ay imanayaan dhakhaatiir ku TakhasusayDaaweynta iyo Qaliinka Indhaha . Inshaa Allaah khamiista ( 02-April-2026) Dhakhaatiirtaasi oo ka socota Xarunta Dr shiine Hargeissa.
Diwaangalintu waxa ay ka Bilaabmaysaa Cisbitaalka Al-Hayatt Sabtida (28-March-2026). Inshaa Allaah.
Qaliinku waa Bilaash, Bulshadu waxa is bixin doonaan Ticket iyo Shaybaadka.

Waqtiga diwaan galinta ( labada Gallin)
8:00 Am -----2: 00 PM
2:00 Pm ----- 8: 45 Pm
Ka faa'iidaysi wacan Bulshooy.

-Hayatt Hospital
daaweynta iyo Daryeelka
Contact us: 063-4526710/063-8999911

26/03/2026

Bishaaro Bishaaro Bishaaro

Dhamaan bulsho weynta ku dhaqan magaalada Borama iyo Gobolka Awdal, waxaa loogu bishaaraynayaa in Cisbitaalka Al-Hayatt Borama, ay imanayaan dhakhaatiir ku TakhasusayDaaweynta iyo Qaliinka Indhaha . Inshaa Allaah khamiista ( 02-April-2026) Dhakhaatiirtaasi oo ka socota Xarunta Dr shiine Hargeissa.
Diwaangalintu waxa ay ka Bilaabmaysaa Cisbitaalka Al-Hayatt Sabtida (28-March-2026). Inshaa Allaah.
Qaliinku waa Bilaash (Lacag la'aan) Bulshadu waxa is bixin doonaan Ticket iyo Shaybaadka.

Waqtiga diwaan galinta ( labada Gallin)
8:00 Am -----2: 00 PM
2:00 Pm ----- 8: 45 Pm
Ka faa'iidaysi wacan Bulshooy.

-Hayatt Hospital
daaweynta iyo Daryeelka
Contact us: 063-4526710/063-8999911

19/03/2026

CIID MUBAARIK CIID MUBAARIK
Dhamaan Umada Muslimiinta gaar ahaan Umada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan,
Rabbi ciidaa teeda ha inagu gaadhsiiyo Nabad, Barwaaqo, iyo bashbash

Hospital Borama
daaweynta iyo daryeelka
us: +252634526710/063-8999911

17/03/2026

Afurka Shaqaalaha Cisbitaalka Al-Hayatt.

Want your business to be the top-listed Government Service in Boorama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Boorama