Nootaayada DurDur

Nootaayada DurDur

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nootaayada DurDur, Notary public, Borama.

kala wareejinta hantida guurtada iyo ma guurtada sida dhulka, gaadiidka, guryaha, shirkadaha, visaha, qorista heshiisyadda, kala wareejinta gawaadhida, kireynta guryaha iyo talo bixinta arimaha sharciga.

28/11/2025


Xafiiska Nootaayadda DurDur Qaybtiisa iibka Dhulka, gaadiidka iyo Guryaha Ee Borama wuxuu kuu hayaa jagadan dhexda ah ku taal meel dhagax ah oo dhul fiican ah waxaa guri fiilo ilaa macal daaradihiisa oo gal iyo wata, waxayna ku taalaa magaalada Boorama gaar ahaan xaafada Airportka agtiisa.
Soo dhawaada ka faaideysi wacan

🔹️ 15x30m.
🔹️ Boorama.
🔹️ Xaafada Sh.Cismaan, Airportka agtiisa.
🔹️ hal wado haysata.
🔹️ 15,000$ Toban iyo Shan kun oo doolar oo heshiis le.

Wixii faah-faahin intaa dheer soo booqo Xafiiska Nootaayadda ku leedahay Magaalada Borama, ku dhajisan xafiiska xeer ilaalinta gobolka Awdal ee Dhakhtarka wayn agtiisa, ama nagalasoo xidhiid Numberadan :-
☎️ 📱0634456940 📱+252634885170, 📱0637745933 Ama
What's up-ka 0634455778.

02/10/2025

Guri iib ah kuyaala badhtamaha magaladada borama gaar ahaan xaafada liinka shirkada shaaba ee adeega biyahay ayu dhabarka kuhayaa ama wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka

10/08/2025

Jagadaasi waa iib waxay kutaalaa garoonka ciida lagu tukado ee sh cismaan xooga kasareeya qiimuhu waa 11500 cabirkuna waa 13+9 weeyi wixii faah faahin ah kala soo xidhiidh telefoonada kala ah 0634455091 ama 0634456940

06/06/2025
15/04/2024

Dhul iiba kuu oo kuyaala xaafada siitee xaddi ee magalada borama
30+15 qiimaha waa $11500 oo dollar saayiraadu waa gaar

Photos from Nootaayada DurDur's post 28/12/2023

Kooxda ku ciyaaraysa magaca nootayada DurDur public notary ayaa xalay kabadisay 2 kooxood oo kasoo horjeeday garoon qoomaal ee xaafada sh cismaan hambalyo hambalyo hambalyo ayaan leeyahay kooxdayda

TikTok · Psychology Fysioterapimassage 19/09/2023

Cidii xiiseyneysa iney isu daaweyso ama barato qaabka loo duugo jidhka ama masaaj loogu sameeyo halkan follow gareeya casharadana la socda....

TikTok · Psychology Fysioterapimassage 25 likes, 4 comments. “Waxaan usoo dhigi qayb qayb.Xubnaha jidhka iyo qaabkanlo massage,duugo,daliigo iyo xanuunada haleela murqadaha inta u badan ay keenyo nerv wax noqday.”

04/10/2022

Maashaa allah

Photos from Nootaayada DurDur's post 04/09/2022

Jago iiba
Cabirkeedu: 15 *15 m2
Kutaala. Sh.makaahiil xaafada new Borama
Qiimaha. 9500$ waana laga heshiin karaa wixii faahfaahina lasoo xidhiidh

0634456940

Want your business to be the top-listed Government Service in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Borama