28/11/2025
Xafiiska Nootaayadda DurDur Qaybtiisa iibka Dhulka, gaadiidka iyo Guryaha Ee Borama wuxuu kuu hayaa jagadan dhexda ah ku taal meel dhagax ah oo dhul fiican ah waxaa guri fiilo ilaa macal daaradihiisa oo gal iyo wata, waxayna ku taalaa magaalada Boorama gaar ahaan xaafada Airportka agtiisa.
Soo dhawaada ka faaideysi wacan
🔹️ 15x30m.
🔹️ Boorama.
🔹️ Xaafada Sh.Cismaan, Airportka agtiisa.
🔹️ hal wado haysata.
🔹️ 15,000$ Toban iyo Shan kun oo doolar oo heshiis le.
Wixii faah-faahin intaa dheer soo booqo Xafiiska Nootaayadda ku leedahay Magaalada Borama, ku dhajisan xafiiska xeer ilaalinta gobolka Awdal ee Dhakhtarka wayn agtiisa, ama nagalasoo xidhiid Numberadan :-
☎️ 📱0634456940 📱+252634885170, 📱0637745933 Ama
What's up-ka 0634455778.

06/06/2025
28/12/2023
19/09/2023
04/09/2022