09/02/2026
Epilepsy affects millions in the African Region.
Knowing how to respond to a seizure can help prevent injuries and support safe recovery. ๐๐ฟ
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awdal Mental Health Department, Government Organization, Bada Cas, Borama.
09/02/2026
Epilepsy affects millions in the African Region.
Knowing how to respond to a seizure can help prevent injuries and support safe recovery. ๐๐ฟ
09/02/2026
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ #๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐ (๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐ฉ๐ข๐ฅ๐๐ฉ๐ฌ๐ฒ ๐๐๐ฒ) ๐
(Epilepsy) waa mid ka mid ah cudurrada neerfaha (maskaxda) ee ugu badan aduunka, qof walbana wuu ku dhici karaa daโ kasta ha ahaadee.
Waa la daweyn karaa, mana aha cudur la is qaadsiiyo.
Inkasta oo ay jiraan sababo badan oo kala duwan oo keeni kara suuxdin, hadana qiyaastii 50% kiisaska dunida oo dhan sababtooda lama yaqaan.
๐๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก:
๐ฃDhibaato dhacda xilliga dhalmada sida dhaawac maskaxda Soo gaadha.
๐ฃ Cillado ama xaalado hidde-side (genetic) ah
๐ฃ Caabuq maskaxda ku dhaca ama buro (tumour)
๐ฃ Dhaawac culus oo madaxa ah (head injury)
๐ฃ Istaroog (Stroke)
Dadka qaba suuxdinta waxay la kulmaan suuxdin (seizures) Marka ay koronto xad-dhaaf ah ku dhacda unugyo ka mid ah maskaxda.
Suuxdintu waxay u kala duwan yihiin nooca, muddada, darnaanta iyo inta jeer ee ay dhacdo, iyadoo ku xidhan meesha maskaxda ay ka bilaabanto iyo inta ay ku fido.
๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก:
๐ฃ Lumis ama isbeddel ku yimaada miyirka ama garashada
๐ฃ Isbeddel ku yimaada dareenka (araga, maqalka ama dhadhanka)
๐ฃ Kaadida ama saxarada oo si lama filaan ah u soo baxda, qaniinyo carrabka ah ama dhaawac
๐ฃ Wareer, hurdo ama tabar-darro aan sababteeda la garan
๐ฃ Dhaqdhaqaaqyo (gariir) lama filaan ah oo aan la xakameyn karin oo ku dhaca gacan, lug, wax dhamaystiran ama jidhka oo dhan.
๐๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐๐๐๐ฒ:
โ
Qofka dhulka dhig, una jeedi dhinac, madaxa u rogo si neefsashadu u fududaato
โ
Hubi inuu si fiican u neefsanayo โ fur ama dabci dharka qoorta ku dheggan
โ
Madaxa hoostiisa u dhig wax jilicsan
โ
La joog qofka ilaa gariirku ka istaago oo uu miyirkiisu soo laabto
โ
Ha qaban ama ha xajin qofka, hana gelin wax afkiisa.
๐ ๐ช๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป, ๐ณ๐ฎ๐ต๐ฎ๐บ ๐ถ๐๐ผ ๐ป๐ฎ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐๐๐
๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ.
Source: Dr. Mustafa Mumin
19/12/2025
World Health Organization (WHO)