10/02/2026
Attention Employers!
Supporting good mental health will improve your teamโs well-being and contribute to a healthier, more productive workplace.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Awdal Mental Health Department, Government Organization, Bada Cas, Borama.
10/02/2026
Attention Employers!
Supporting good mental health will improve your teamโs well-being and contribute to a healthier, more productive workplace.
09/02/2026
Epilepsy affects millions in the African Region.
Knowing how to respond to a seizure can help prevent injuries and support safe recovery. ๐๐ฟ
09/02/2026
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐ก ๐๐ #๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐ (๐๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐ฉ๐ข๐ฅ๐๐ฉ๐ฌ๐ฒ ๐๐๐ฒ) ๐
(Epilepsy) waa mid ka mid ah cudurrada neerfaha (maskaxda) ee ugu badan aduunka, qof walbana wuu ku dhici karaa daโ kasta ha ahaadee.
Waa la daweyn karaa, mana aha cudur la is qaadsiiyo.
Inkasta oo ay jiraan sababo badan oo kala duwan oo keeni kara suuxdin, hadana qiyaastii 50% kiisaska dunida oo dhan sababtooda lama yaqaan.
๐๐๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ก ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก:
๐ฃDhibaato dhacda xilliga dhalmada sida dhaawac maskaxda Soo gaadha.
๐ฃ Cillado ama xaalado hidde-side (genetic) ah
๐ฃ Caabuq maskaxda ku dhaca ama buro (tumour)
๐ฃ Dhaawac culus oo madaxa ah (head injury)
๐ฃ Istaroog (Stroke)
Dadka qaba suuxdinta waxay la kulmaan suuxdin (seizures) Marka ay koronto xad-dhaaf ah ku dhacda unugyo ka mid ah maskaxda.
Suuxdintu waxay u kala duwan yihiin nooca, muddada, darnaanta iyo inta jeer ee ay dhacdo, iyadoo ku xidhan meesha maskaxda ay ka bilaabanto iyo inta ay ku fido.
๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ก๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐ ๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก:
๐ฃ Lumis ama isbeddel ku yimaada miyirka ama garashada
๐ฃ Isbeddel ku yimaada dareenka (araga, maqalka ama dhadhanka)
๐ฃ Kaadida ama saxarada oo si lama filaan ah u soo baxda, qaniinyo carrabka ah ama dhaawac
๐ฃ Wareer, hurdo ama tabar-darro aan sababteeda la garan
๐ฃ Dhaqdhaqaaqyo (gariir) lama filaan ah oo aan la xakameyn karin oo ku dhaca gacan, lug, wax dhamaystiran ama jidhka oo dhan.
๐๐ข๐๐ ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐๐๐๐๐ฒ:
โ
Qofka dhulka dhig, una jeedi dhinac, madaxa u rogo si neefsashadu u fududaato
โ
Hubi inuu si fiican u neefsanayo โ fur ama dabci dharka qoorta ku dheggan
โ
Madaxa hoostiisa u dhig wax jilicsan
โ
La joog qofka ilaa gariirku ka istaago oo uu miyirkiisu soo laabto
โ
Ha qaban ama ha xajin qofka, hana gelin wax afkiisa.
๐ ๐ช๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป, ๐ณ๐ฎ๐ต๐ฎ๐บ ๐ถ๐๐ผ ๐ป๐ฎ๐
๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐๐๐๐
๐ฑ๐ถ๐ป๐๐ฎ.
Source: Dr. Mustafa Mumin
19/12/2025
World Health Organization (WHO)
02/12/2025
02/12/2025
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Axmed Maxamuud Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u soo gabagabeeyey tababar laba maalmood socday oo loo qabtay Agaasimayaasha Cisbitaallada Maanka ee gobollada dalka iyo shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Maanka. Tababarkan ayaa ka dhacay magaalada Hargaysa, waxaana uu qayb ka yahay dadaallada wasaaraddu ku horumarinayso nidaamka adeegyada caafimaadka maanka ee dalka.
Tababarkan ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee si gaar ah diiradda u saaraya Nidaamka Casriga ah ee Kaydka Xogaha Caafimaadka (HMIS),kaas oo loogu talo galay in lagu mideeyo, lagu kaydiyo oo lagu maamulo dhammaan xogaha caafimaadka maanka ee la xidhiidha bukaanada iyo adeegyada kala duwan ee Cubsitaalada Dalka.
Intii uu tababarku socday, ka qaybgalayaashu waxay si qoto dheer u barteen, Sida loo isticmaalo nidaamka cusub ee kaydinta xogaha, Habka loo geliyo xogaha caafimaadka maanka ee bukaannada, Sida loo maareeyo xogaha Caafimaadka, Habka nidaamkani uga qayb qaadanayo qorshaynta adeegyada caafimaadka maanka, Doorka uu leeyahay nidaamkani in uu yareeyo qaladaadka xogaha, sidoo kalena uu u kordhiyo isla xisaabtanka iyo ka jawaabista baahiyaha caafimaadka dalka
Tababarkan ayaa sidoo kale diiradda lagu saaray fahamka siyaasadaha cusub ee Wasaaradda ee ku aaddan maaraynta xogaha caafimaadka, ilaalinta xogaha bukaannada, iyo sida loogu adeegsan karo qorsheynta mustaqbalka, gaar ahaan qaybta caafimaadka maanka oo baahi weyn loo qabo in la casriyeeyo xogaha la xidhiidha Caafimaadka maanka.
Munaasabaddii lagu soo gabogabaynayay tababarka, waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Caafimaadka Maanka iyo ku xigeenkiisa, kuwaas oo ku ammaanay ka qaybgalayaasha dadaalkii iyo wakhtigii ay geliyeen barashada nidaamka cusub.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Dr. Axmed Maxamuud Jaamac, oo madasha ka hadlay, ayaa ku dhiirrigeliyey dhammaan ka qaybgalayaasha in ay aqoonta ay tababarkan ku soo qaateen dib ugu celiyaan xarumahooda caafimaad, isla markaana ay ka shaqeeyaan hirgelinta nidaamka cusub ee kaydinta xogaha si loo gaadho adeeg caafimaad oo hufan, isku xidhan, laguna kalsoonaan karo.
Source: Ministry of Health Development
09/10/2025
๐ ๐๐จ๐ง๐ ๐ซ๐๐ญ๐ฎ๐ฅ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ, ๐๐ซ. ๐๐๐๐ช๐ฎ๐ ๐๐ฐ ๐๐๐๐ง! ๐
๐ป๐๐ ๐ญ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ด๐๐๐๐๐ ๐ฏ๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐
Today we celebrate a true pioneer โ a man whose vision, compassion, and lifelong dedication have shaped the foundation of mental health care in our nation. ๐๐๏ธ
You are rightfully recognized as โ๐๐ก๐ ๐
๐๐ญ๐ก๐๐ซ ๐จ๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐ฅ๐๐ง๐ ๐๐๐ง๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ.โ
Your legacy continues to inspire all of us working to bring hope, healing, and dignity to those living with mental illness. ๐โจ
Ref: Dr. Mustafa Mumin