24/03/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay store lagu kaydiyo Taayirada baabuurta oo Ku yaala Xaafada Fardaha.
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab ka kacay store taayiro baabuur yaalaan oo ku yaala Xaafada Fardaha gaar ahaan aga-gaarka school ka Al-qalam.
dabkan ayaan ilaa hada aan la garanayn sababta dhalisay. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay store kaasi
Waxaana hawgalkaas hogaaminayay
Taliye kuxigeenka Ciidanka Dabdemiska Somaliland
Taliyaha G.Awdal ee dabdemiska iyo
Taliye kuxigeenka G.Awdal
990-Emergency Call
22/03/2018
Waraysi gaara oo uu Taliye kuxigeenka ciidanka Dabdemiska Somaliland siiyay Eryal TV Cabdixamiid Iidle
Borama Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Dab damiska S land Ayaa Ka Halday Shaqada Ay Qaranka U Hayaan.
ERYAL TV.
17/03/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri jiingad ah oo Ku yaala xaafada Sh.cismaan
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay in ay Damiyaan Dab kakacay Guri jiingad ah oo ku yaala Xaafada sheekh Cismaan gaar ahaan agagaarka istabtii h**e.
Abaaro 12:30Am habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaan.
990-Emergency Call
14/03/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay xakamaynta dab ka kacay Taawar kamida Taawarda isgaadhsiinta. Oo ay lahayd shirkada Telesom kuna yaalay xaafada Sheekh cali jawhar
990-Emergency Call
11/03/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay Beer Ku Taala Xaafada Sheed-dheer.
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab ka kacay Beer ku taala Xaafada sheed-dheer gaar ahaan dooxa dumbuluq. Beertan ayaa waxaa iska lahaa (ilma Dudu).
dabkan ayaan ilaa hada aan la garanayn sababta dhalisay. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay beerta
990-Emergency Call
25/02/2018
Ciidanka Dab-demiska Boorama
06/02/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta dab ka kacay School Ku Yaala Xaafada shacabka gaar ahaan Agagaarka AMOUD MEDICAL SCHOOL
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay schoolka Borama Primary and secondary school oo ku yaala Xaafada shacabka gaar ahaan Jihada bari ee AMOUD MEDICAL SCHOOL.
dabkan ayaa waxaa sababy shoodh laydh. ma jirto wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay marka laga reebo khasaare fudud oo soo gaadhay dhismaha schoolka
990-Emergency Call
06/02/2018
NAFTOOD HURAYAASHA HEEGANKA KU JIRA HABEEN IYO MAALINBA
01/02/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul Ah oo Ku Yaala Xaafada Kuwayt
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay Guri Aqal Somali ah oo ku yaala Xaafada Kuwayt
Abaaro 8:40pm habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaana.
990-Emergency Call
01/02/2018
Ciidanka Dab-demiska Borama ayaa Ku Guuleystay Daminta Guri Buul ah oo Ku yaala xaafada kuwayd
-----------------------------------------------
Borama [CDDQ]-Ciidanka Dabdemiska Borama ayaa Ku Guuleystay inay Damiyaan Dab kakacay Guri Aqal Somali ah oo ku yaala Xaafada kuwayd.
Abaaro 8:40pm habeenimo ayaa Ciidanka Dab-demiska lagu Soo wargeliyay Dabkaas, waxaana Isla markii lagu Wargeliyay Ciidanka Dabdamisku u Gurmadeen kuna guulaysteen inay damiyaan.
990-Emergency Call