20 jir ka adag bir, Cornayl Raage Ciiro.
Hanti-Maal News
waxaan kuu haynaa halkii aad ku iibgeyn lahayd Hantidaada ma guurtada ah, gaadiidkaaga ama agabkaaga.
07/11/2025
Erayo cajiib ah ugu yaraan miskax waayo arag baa hindistey ama hiboole hal abuur ah
Qurux ku dhiigle oo qof doortay.
"Inta qooqu jiro jacaylku waa Jirayaa", Qurux kudhiigle.
Tahriibayaal Soomaali ah oo nabad tegay Yurub iyo kuwo kale oo ku qarqoomay badda.
06/10/2024
Shirkada kala iibinta hantida maguurtada ah, kiraynta guryaha iyo kala celinta alaabaha ee Hanti-Maal Service waxaa ay kuu haysaa
kiro ah Inta u dhexaysa Masjid Huda iyo qaybta.
Kiradiisa waa $50
Waxaana uu ku haboon yahay ganacsi.
Wixii faahfaahin ah kala xiriir numerada kala ah WhatsApp 905406655 ama call 906798644
05/10/2024
Shirkada Kala celinta alaabaha, iibinta dhulka iyo hantida ma guurtada ah ee Hanti-Maal Service waxaa ay Idin haysaa Alaab Celis ah.
Fadhi:$900
Aqalka:$600
Miis qado:$350
Kuraasta lamanaha:$180
Qasalada:$150
Cookerka:$130
Talagad:$180
Sariirta Nafarka:$130
Alaabtan waa mid wakhti aad u yar la isticmaalay.
Kala xiriir WhatsApp 90-5406655
Bogcad iib ah, oo fursad ah
✅️Bosaaso
✅️ Excontrol
✅️Cabirka 100×100 banaan ah oo siman
✅️Laamiga ka ah bogcadda saddexaad
Qiimaha iyo wixii faahfaahin ah kala xiriir numberada hoose
90-6798644 ama WhatsApp 90-5406655
14/05/2024
❇️Guri iib ah - Bosaaso
✅️Goobta: X.Bender qaasim
✅️Aaga gurigii h**e ee Kaluunka
✅️Inta dhisan: 2 Qol, Suuli iyo Jiko
✅️Cabirka: 17m x 10m.
Qiimuhu waa heshiis
Numberka: wac 906798644
Hanti-Maal Service waxaa ay abuuraysa suuq kala iibsi oo u dhexeeya iibsadaha iyo iibiyaha.
Ku xirnow adeeg bixiyaha Hanti-Maal.
Bosaaso- dhisme iib ah.
✅️Aagga warshadda kaafuur
✅️Cabirka 24×18
✅️Laba baarto ayuu u kala qaybsanyahay
✅️Mid waxaa dhisan 2 qol, 1 suuli, 1 jiko
✅️Midna laba qol ayaa gibaalka jooga.
Qiimuhu waa heshiis
Kala xiriir 90-6798644 ama WhatsApp 90-5406655
08/04/2024
Ambulance iib ah oo Cusub.
Goobta: Bosaaso
Qiimaha: 35000 wada hadal leh
Waxaa saaran
Laba haan oxygen
Kursiga lagu fariisto.
Sariirta bukaanka
Wax kasta waa dhammaystiranyihiin
Kala xiriir 90-6798644 ama
WhatsApp 90-5406655
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosaso
