25/04/2025
جمعه
"Happy Friday! May your day be filled with good vibes, positive thoughts, and a weekend full of joy ahead. You've made it through the week—now it's time to relax and recharge!"
Mohamud jama mohamed
kus oo dhowaw boggayga rasmiga ah ee facebook
29/06/2023
Arday barata cilmiga qanuunka ayaa waxaa xiisada u soogalay proffesor dhanka sharciga ah.
Markii uu galaaska soogalayba waxa uu waydiiyey gabadh kamid ahayd aradyda magaceeda markaas ayey u aheegtay, balse waxa uu isalmarkiiba ku yidhi galaaska iiga bax, waxay ugu jawaabtay mafahmin,balse waxa uu hadal ku soo gaabiyey mar dambe yaan kugu arag xiisad aan dhigayo.
Ka dib waxa uu bilaabay inuu ardayda waydiiyo inay sharaxaan macanaha ereyga ( )ama qaynuun.
Sharaxaada kaladuwan kadib midka ka mid ah ardayda ayaa ku qeexay qaynuunku waa cadaalad( justice).
Intaas ka dib ayuu proffesorka waxa uu yidhi hada ardaydayadii aan galaaska kasaaray ma u cadaalad sameeyey,waxayna dheheen maya, markaas ayuu yidhi maxaad dulmiga iiga qaban waydeen?, maadaama aad tihiin dadkii loo carbinayey inaad caddaalada sameysaan.
Markaas ayuu proffesor ku ku dhaliilay ardayda in waxii ay soo barteen aysan ahayn wax ay fahmeen.
Sheekadaan waxaay igu soo jiidatay xikmada ku jirta ee ah in ay soomaalida dhexdeeda adagtahay in waxa ay baranayaan aanayba fahan wacan haysan,si lamid ah in khaladka layska qabtaa way adagtahay balse taaa bedelkeeda dadku waxa ayba u sacabiyaan cidda markaas khalad kusocota.
27/05/2023
Waxaan sugnaaba waa in 66 xildhibaan xisbiyadu soo sharaxdaan dadkuna u codeeyaan,
ciddii aqlabiyad heshaana ay soo dhisaan xukuumada.
04/05/2023
The up coming mayor of Bosaso district.
24/07/2022
Cida keli ah ee ilaa hada si hagar la'aan ah u shaqaynaysa waa Abdirahman Abdishakur Warsame guulayso mudane
25/01/2022
Allow magantaa!
Mohamud jama mohamed
kus oo dhowaw boggayga rasmiga ah ee facebook
17/06/2021
Gudniinka gabdhaha
Waa arin maalmahan maamulka puntland aad u hadal hayoo.
Balse aragti ahaan anigu waxaan qabaa inaya jiraan shaqooyin ka muhiimsan oo waxtar u leh bulshada in la qabto, arinkaana waxa ay diintana suuban ka qabto loodaayo,