Bahda RajoHub waxay si rasmi ah ushaacinayaan inay qaban doonaan tartan-ka Xirfadaha Teknoolijiyadda ee bisha Ramadaan.
Hadaba Muqaalkan kaga bogo xirfadaha lagu tartami doono iyo abaalmarinta labixin doono.
Kuso biir Group-ka tartan-ka
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t
RajoHub
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RajoHub, Social service, Main Road, Bosaso.
The Rajo Innovation Hub is a non-profit organization that aims to attract, mentor and foster growth and success of technology start-ups and innovative companies providing affordable office space and shared administrative and technological services.
22/02/2026
๐โจ ๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ โ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ โจ๐
Bisha barakaysan ee Ramadaan ku soo bandhig hal-abuurkaaga iyo xirfaddaada teknoolijiyadeed!
๐ Tartankan wuxuu fursad siinayaa dhalinyarada iyo ardayda leh fikrado cusub oo la xiriira:
๐ป Programming
๐ Web Design
๐จ Graphic Design & Media
๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐๐๐น๐ฒ๐๐๐๐ฎ๐ต๐ฎ:
๐ฅ Abaalmarin Lacageed
๐ Shahaado sharaf
๐ผ Fursad shaqo ama internship
Tani waa fursad aad ku muujin karto kartidaada isla markaana ku hormarin karto mustaqbalkaaga.
๐ฒ Guji link-ga hoose si aad ugu biirto group-ka oo aad uga mid noqoto tartanka.
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t
๐ฏ Barnaamijka Waxa sponsor ka ah RajoHub
19/02/2026
๐ ๐ฅ๐๐ ๐๐๐๐ก ๐๐๐๐๐๐๐ก๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ
๐ป ๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฒ๐ธ๐ป๐ผ๐ผ๐น๐ถ๐ท๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ
RajoHub oo ah Xarun ka shaqeesa Hal abuurka teknoolijiyadda iyo Xirfadaha ayaa sanad kan qaban doonta tartan xirfadeed oo lagu horumarinayo aqoonta iyo kartida dhalinyarada Soomaaliyeed.
๐ฏ ๐ค๐ฎ๐๐ฏ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ง๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ:
1๏ธโฃ Web Development
2๏ธโฃ Graphic Design
3๏ธโฃ Computerized Accounting
4๏ธโฃ Data Analysis
๐๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ฎ ๐๐ ๐๐ฑ๐ต๐ถ๐ฐ๐ถ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ผ ๐ฐ๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฒ๐ป๐ด๐ฒ-๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ข๐ป๐น๐ถ๐ป๐ฒ
๐ Tartankani waa fursad aad ku muujin karto xirfaddaada, ku kasban karto khibrad, shahaado iyo abaalmarinno qiimo leh.
๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐๐ ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐๐ผ๐ฐ๐ผ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐๐ฎ ๐บ๐ฎ๐ฎ๐น๐บ๐ผ ๐ด๐ผ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ป ๐ถ๐ป๐๐ต๐ฎ ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ต.
๐ Ku biir group-ka si aad uga qeyb gasho
https://chat.whatsapp.com/EyLFSRFqR0KHNkfrvXUaVQ?mode=gi_t
โจ Rajohub โ Unlocking Potential
Waxqabad Muuqda iyo Sanadkii 3aad
Sharaf ayeey noo tahay sanadkii 3aad oo xiriir ah inaan qabanqaabino Shirkawayn ee Teknoolijayadda Bosaso
20/01/2026
Sanadkii 3aad iyo Shirka Teknoolijiyadda Bosaso oo ay RajoHub agaasimayso
27/12/2025
RajoHub oo kaashanaysa Puntland College ayaa soo agaasimay kulan tababar kusaabsana AI.
Ujeedka ayaa ahaa in bulshada lagu wacyigaliyo lajaanqaadka teknoolijyadda cusub.
21/12/2025
Waa Tababar muhiim ah wakhtigaan lajoogo maanta.
Kafaaideysi Wanaagsan
Tababar ay iska kaashan doonaan Xarunta Hal abuurka Ee RajoHub iyo Puntland College ayaa dhici doona maalinta Jimcaha ah taaso lagu baran doono AI-ka.
๐๐๐ฅ๐๐๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ช๐๐๐๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ญ๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ (๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐จ๐จ๐ฅ๐ฌ ๐๐ฌ๐๐ )
๐พ๐๐๐ฉ๐๐๐: Waa aalad ku fiican diyaarinta Prompt-yada , qoraalka hal-abuurka ah.
๐๐๐ข๐๐ฃ๐ ๐ผ๐: Waa aalad ay samaysay shirkadda Google, taas oo ku fiican samaynta muuqaaladda V3
๐๐ก๐๐๐๐ฉ: Waa aalad si gaar ah loogu talagalay cilmi-baarista (Research Assistant),
๐พ๐๐๐ฉ๐จ๐๐ข๐ฅ๐ก๐ ๐ผ๐: Waa aalad loo isticmaalo dhinaca ganacsiga iyo adeegga macaamiisha,
๐๐๐ฉ๐๐ช๐ ๐พ๐ค๐ฅ๐๐ก๐ค๐ฉ: Waa aalad loo isticmaalo -sameeynta (Coders).
๐๐ง๐๐ข๐ข๐๐ง๐ก๐ฎ: Waa aalad ku fiican saxidda khaladaadka higgaadda, naxwaha, iyo qaab-dhismeedka qoraalka .
Kuso biirta bartan๐๐ผ
https://chat.whatsapp.com/LDDkLJ0LjFH95oqawp1QQA
Shirwaynaha Technologyada Bosaso
04/12/2025
Sanadkii 3aad ayaanu agaasimeyna Bosaso Tech Summit.
26/08/2025
Hambalyo
Dhalinyarada kaalimaha kagashay imtixaanka shahaadiga ee puntland runtii waxay muujiyeen karti iyo dadaal waxaan idin rajeenayna inaad halkaas kasii wadaan dadaalka.
Barta Xirfadaha dalkeena looga baahan yahay insha alaah.
Guuleysta
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Main Road
Bosaso
252
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |
