Widereaders

Widereaders

Share

Welcome to WideReaders! ๐Ÿ“šโœจ Explore our collection of digital books designed to broaden your knowledge and inspire growth.

Join us on a journey of discovery and become wiser, one read at a time!

08/10/2024

Haddii aad ka tagto shaqada aad hadda gacanta ku hayso, sidey doontaba sababtu ha noqotee, maxaa xiga ee aad ku tala gashay ee kuu qorshe ah, weli maku fekertey in aad curiso ilo dhaqaale ama meel kale oo ay waxkaa soo geli karaan.
In aad isku halayso hal meel oo keliya oo mushahar kaa soo gelayo ma doorka keliya ee aad heli karto baa, mise waxaa kuu banaan siyaabo kale oo aad wax isugu daydo.
Waxaad u baahantahay in aad kaga bogato buugga DAWAN oo uu Turjumay XAMSE XABIIB XUSEEN.

07/10/2024

Waxaannu ku faraxsanahay inaan daaha ka qaadno maktabadda Widereaders! ๐ŸŽ‰๐Ÿ“š
Waxaannu ku iibin doonaa buuggaagta kala duwan oo afka hooyo ku qoran iyo sidoo kale afafka qalaad sida Carabi iyo Ingiriis. ๐Ÿ“๐Ÿ“–

Sharaf weyn ayey noo tahay in aan ka qaybqaadanno soo saaridda bulsho dhisan oo aqoon ahaan iyo wacyi ahaan. ๐Ÿ’กโœจ

๐Ÿ“ฆ Dalbo buuggaagtaada hadda oo ku hel adeeg degdeg ah.
๐Ÿ’ฌ Wixii faahfaahin dheeri ah, nala soo xiriir! 906242083 Waxaan kuu haynaa talooyin gaar ah iyo buuggaag xiiso leh.

Send a message to learn more

Want your business to be the top-listed Government Service in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso