14/12/2022
Taliyaha Qaybta 7aad Ee Bari C.D DPL
G/sare Siciid Nuur Shire
Darawish Bari Region Sector
14/12/2022
Taliyaha Qaybta 7aad Ee Bari C.D DPL
G/sare Siciid Nuur Shire
Hambalyo hambalyo
26/07/2022
Ciidamada Amaanka Dowlada Puntland , gaar ahaan Taliska Qaybta Bari ee ciidanka Daraawiishta DPL waxay il gaar ah ku hayaan Dhaqdhaqaaqyada cidkasta oo kasoo horjeeda Xasiloonida , Nabadgalyada iyo Horomar shacabka iyo Degaanada Puntland.
Waxaanu uga digaynaa Nabaddiidka iyo cid kasta oo horomarada socda dhib ku ah in ay la kulmi doonaan cawaaqib xumo gacan bir ah ku qaban doono
Taliska Qaybta Bari Ee Ciidanka Daraawiishta DPL wuxuu Shacabka Puntland u Rajeenayaa Nabadgalyo iyo Horomar
Ciidamada Qalabka sida waxay u taagan yihiin Difaaca Dalka habeen iyo Maalin ba
Waxaanu shacabka puntland ka Codsanaynaa in ay Ciidamada la shaqeeyaan . Meelkasta oo ay joogaan.
Mahadsanidiin