Tawxiid fottpall clup

Tawxiid fottpall clup

Share

Tawxiid fottpall clup

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 07/02/2022

Sawirada Xaflada sannad guurada 16aad ee kasoo wareegtay aasaska kooxda โค๐Ÿ™Œ

๐Ÿ’ฏโค๐Ÿ”ฅ

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 13/07/2021

โœŠ

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 12/01/2021

Horeeto iyo danbeetaba mar walba iyo meel walba allah ayaa mahad oo dhami usugnaatay alxmdulialah โค๐Ÿ™

Galbta oo ay ahaydna maalin salaasa ah taarikhduna ahaydna 12/1/2021 WaxaanU ciyaaranay Lugataayadii saddexad ee group stageka tartanka kooxaha heerka labaad ee ka Socdana G.togdheer WaxaanU la Ciyaaranay kooxda dhigayaga ahna Fc:xamaas
Kulankaasina wuxuu noogu so idlaaday{ Dhamaaday}
Bar Bar dhaC 2 : 2

Halkaas ay labada gool ukala saxeexena labada Ciyaartoy ee kala ahna

{Yaazin zaza} iyo {Abdilahi ilkaCase}

Halkaasna WaxaanU kaga soo Gudubanay group stageka Waxaanuna Ugudubnay 20 kooxed ee iska xaadiriyay dhamaadkaโค๐Ÿ”ฅ๐Ÿ‘

Insha allh waxaanU rajeynynaa ilaa dhamaadkaa inaynu guulaysano insha allh idamka alle๐Ÿ”ฅโค๐Ÿ™

โค๐Ÿ‘

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 03/01/2021

Horeeto iyo danbeetaba allah SWT ayaa Mahad o dhan iska leh :
Oo noo suurto galiyay inaanu guulaysano alxmdulialahโค๐Ÿ™

2/1/2021:SABTI waxaanu ciyaarnay kulankaygii uGu h**eeyay Tartanka is reeb reebka kooxaha Heerka labaad G.Togdheer Halkaaso aanU iska hor nimid kooxda dhigayaga ahna new power fc: Halkaasna Guushii nagu raacdayna 2 : 0 alxmdulilah Guusha oo ay usaxeexeena Labada Ciyaartoy ee kaLa ahna

{ahmed asensio1๏ธโƒฃ1๏ธโƒฃ} {Mawliid tooni8๏ธโƒฃ}

Guulo farabadnbaan RajaYnaYaa insha allh idam alle โค๐Ÿ‘ dhamaantenba

โค๐Ÿ’ช๐Ÿฟ๐Ÿ”ฅ๐Ÿ™

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 18/12/2020

Less talk and more work ๐Ÿ”ฅ๐Ÿฆ

Waxaynu rajeynaya dhamaantenba inaYnu guulaysano insha allh Waynu Guulaysanaynaa idam alle insha allh Tawxiid Fotpall Club Waxaan inoo ballana horumar wnksan insha allh iyo dadaal fara badan ๐Ÿ™๐Ÿ’ฏ

โค๐Ÿ‘๐Ÿ’ช๐Ÿฟ

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 05/12/2020

Tawxiid h**e Usocda kooxda Mustaqbal Ifaaya Lehna Insha allh Wxaan Rajeynaynaa Inaynu mar walba guulysanyno idam alle insha allh โค๐Ÿ”ฅ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ™

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 29/09/2020

Kusoo dhawoow BartaYdanU kU LeenahaY Aalada Ama Facebook Taagere๐Ÿ‘

Waa kuMa Markaad aragt0 Zwirada kooxda PlaYerka Ama ciYaartYga NiYadada Kuzoo DhaCa ?

Waa KuMa kuLankaad Kooxda kU Xazuuzatid?

โค

Nazii Wixii TalO Ama Tusaale ah noogu Reebna xagaYag Hoose Oo Ka Mid Noqo Ka Na dhiirigaliYe ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ‘โšฝ๏ธ

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 13/09/2020

WaxaanU ciYaarnaY KuLankaYgiii uGu HoreeYaY Ee Group stage Ka Tartanka Ka socda Lixle StadiUm Ee kooxaha Heerka Lapaad GopaLka togdheer

Waxaana uu NooGu zoo dhamaadaY kUlankaazi Bar Bar dhaC
0:0 WaxaanUna Izka Hor nimi Kooxda DhigaYaga aH ee Fc BaldhaaLe

๐Ÿ’ฏโค

DATE:11/9/2020
MAALINTA JIMCE
GARSOORKA :M.CADHO
LAPADA CALAN:APDIRIZAK JAMAL IYO AADAN DHAWDHAWLE
GAROONKA:LIXLE STADIUM

Photos from Tawxiid fottpall clup's post 07/09/2020

HadaL Yar iYo HawL Badan BallankenU WeeYe


Training Hard๐Ÿ‘Š

26/08/2020

Maalinta Bari :hadii allE idm0 KooxdU waxaY KuLan kuLa LeedahaY GaroonKa weYn Ee Mazraxa RiYada AlamzeY ztadiUm

saahiipTinim0 ah Kooxda Dhigeed ah BaldhaaLe TeaM

Date:8/27/2020
Maalinta:KhaMiizta
KuLanka:FriEndelY
WakhtiGa:400 PM

LIKE ZHERE COMMENT INTAPA NOO REEP

KuLanka ZaadaaLi oo ku GuulYzo Kooxda Ja,izadaY pixin doont00 inzh allH

FC:TAWXIID ๐Ÿ‘‘๐Ÿ”ฅ

11/08/2020

Rasmi:shalaY iY0 alaaMitadii adkaYd Ee aanU ku QaadnaY GaroonKa Tuurta stadium
iY0 U diYaar GarowGa kuLaMada Kooxda Kuzoo Zocda InCha allH

HorUmar Wnkzan aYaan idiin RajaYnaYaa Io Mid Intaa kazii Badanpa Inzh allH

LiKE &SHERE&COMMENT IY0 wixii Aad NagU Dhiiri GalinaYzo NagU Darz0 Fariin Hoozaad N00 Reepna Mahadzanid๐Ÿ’ฏ

LIVE U DAAWO Vide0 Ga Kooxda HeerKa Lapaad FC:TAWXIID 00 Tapapar adaG ku QaadnaYza Garoonk00da๐Ÿ‘‘โšฝ๏ธ๐Ÿ†๐Ÿ‘

Want your business to be the top-listed Government Service in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco