19/02/2026
بركة السحور
Waxaad page-kan ka helaysaa latalinta business plan-ka iyo abuurista ganacsiga yaryar halkan waa page aad kala socon kartid isbadalada aduunka ka socda
19/02/2026
بركة السحور
*Kuma gallo addunyadda
* Nina gooni socodkoo
*Marwo garasho dheerbaa
* Ninka ragga u guddinoo
* Iyaddaa gudoonkiyo
* Gaadh-hayaa naftaadiyo
*Gaadiidka reerkiyo
* Gur-gushaaga noqotoo
* Arin kula gorfaysee
* Hadaan gaari kula jirin
* illeyn noloshu guul malleh.
-hadra(ahn).
23/01/2026
صلى الله عليه و سلم
WAX KAMIDA FADAA,ISHA SALIGA NEBIGA SCW.
04/12/2025
صلوا على حبيبنا ونبينا محمد.
30/11/2025
.😭😭😭
إنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ(إن لله ما أخذ ، وله ما أعطى ، وكل شيء عنده بأجل مسمى)
Inaa Lillaahi Wa-Inaa Ileeyhi Raajicuun! Waa Geeri Naxdin Leh
Alleh ha u naxariisto ku geeriyooday Dalka india sida lay sheegay
Allah Waxaan uga Baryaynaa Janatul Fardowsa Geeyo, Naxaristiisa waasica ahna Siiyo.
Allah Qabirigiisa Ha u Waasiciyo Sakaraadkii Ku Dhaafye Su'asha Alleh Ha Ku Fududeyo
Samir iyo iimaan Alleh Ha Inaga Wada Siiyo ehel iyo Qaraaboba
Alleh Haka yeelo marti wanaagsan oo Alleh agtiisa laga jecelyahay Aamiin Aamiin🤲🏼