08/05/2019
SHAQO
personal blog
08/05/2019
SHAQO
Nin madaw ah ayaa diyaarad soo raacay wuxuuna agfadhiistay gabadh cadaan ah oo daanyeer wadata inyar ka dib ayuu ninkii aaday musqul"suuli"aaday waxuu meeshii uu fadhiyay uga tagay muus ka dib daanyeer kii baa cunay markuu soo noqday ayuu gabadhii weydiiyay yaa muus kaygii cunay?waxay ugu jawaabtay walaalkaa ayaa cunay oo ay uga jeeday daanyeer ka waa yaabay uu iska fadhiistay xogaa ka dib ayay gabadhii suuli aaday intay maqnayd ayuu dilay daanyeer kii markay soo noqotay bay weydiisay daanyeerkii maxaad u dishay?wuxuu ugu jawaabay waa arin family ah ee ha soo dhex galin hhhhhhhh xigasho Mohammed haldoor
Nin ahaa sarkhaan "cabtooy" cml ayaa laga dhigay askari dabadeed waxaa lagu Amray dalku caawa waa bandow ee qofkii aad aragtid isagoo soconaya wadada 12:00AM "habeenimo" dil
Ka dib wuu hawl galay intuu hawsha ku jiray ayuu arkay Nin ay zxbo ahaayeen ama uu h**e u yaqaanay oo soconaya 11:45AM habeenimo markuu arkay ayuu toogtay dabadeed askartii kale ee la socotay ayaa ku soo yaacday oo ku yidhi mxd ninka u dishay? Kulahaa ninkan waan aqaanoo 15 daqiiqo xaafadiisa kuma tagi karo sidaas baan u dilay hhhhhhhh azxbta