16/02/2026
, Hambalyo dhammaan ardayda ufadhiisatay imtixaankii OSCE-ga qaybtiisii ugudanbeysey ee gacan kaqabasha (practical) ka ahayd.
Congratulations 🎉
# Midwifery-B5
B3
Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Buuhoodle waa Machad Caafimaad oo bixiya Kuliyadaha Nursing, Midwifery, Laboratory, Nutrition iyo Pharmacology.
Waa Machad ay aqoonsantahay Hayadaha UNka Isticmaalana Manaahijta Wasaarada Caafimaadka.
16/02/2026
, Hambalyo dhammaan ardayda ufadhiisatay imtixaankii OSCE-ga qaybtiisii ugudanbeysey ee gacan kaqabasha (practical) ka ahayd.
Congratulations 🎉
# Midwifery-B5
B3
16/02/2026
🎓✨ Hambalyo! ✨🎓
Waxaan hambalyo udiraynaa ardayda Midwife E iyo Laboratory C, oo imtixaankii OSCE-ga oo labadii isbuuc ee udanbeysey usocday usoo dhamaaday.
Guushaan waa mid ka turjumaysa dadaalkii, dulqaadkii iyo halgankiinii joogtada ah ee aad hurteen sannadihii hayaankiina waxbarasho.
Hambalyo markale, Mustaqbal wanaagsan 🎉
Buhodle Health Professional Institute
03/02/2026
Ardayda Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Kuliyadaha shaybaadka iyo Umulisoosinka ayaa maanta galay intixaanka qalin jabinta qaybtiisa koobaad Pre OSCE
02/01/2026
Ururka Ardayda Macadka Xiradlayaasha Caafimaadka Ayaa gargaar caafimaad u fidiyay qaarka mida Ciyaaryahanadii galabta ciyaartu ku dhexmartay Goroonka kubada cagta ee Xabado Stadium.
Aad baan ugu bogaadinaynaa shaqada ay degaanka u hayaan
Ardayda Macadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Qaybta shaybaadhka
31/12/2025
Dr Ahmed Abdi Mohamud Ayaa lucture aqoon korodhsi ah oo ku saabsan Daryeelka ilmaha u qabanaya Ardayda Macadka xirfadlayaasha Caafimaadka ee Buhodle.
6:00 pm
31/12/2025
Xalay oo taariikhdu ahayd 14 Decmeber 2025 waxaa noo qabsoontay Xaflada xilwareejinta Ururka ardayda
27/11/2025
Doorashada Hoggaaanka ururuka ardayda BHPI.
Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka ee Buhodle waxaa ka Qabsoontay Doorshada Ururka Ardayda.
Doorasha ayaa ahayd mid qof iyo cod ah waxaana ku guulaystay Gudoomiyaha Ardayda sanadka soo socda
Najax Faysal Abdikarin
halka gudoomiye ku xigeen loo doortay Abdilahi Adan Abdi
05/11/2025
Maamulka, Macalimiinta, Ardada, Waalidiinta iyo dhamaan Bah Wadaagta Waxay Hambalyo iyo Duco u dirayaan
Mudan Hussein Ahmed iyo Marwo Khadra Abdi Abokor Nolosha Ku Midoobay.
Alle haka yeelo Qoyskii nolosha barwaaqo iyo Badhaadhe kala hela, Ubad Khayr qabana alle Ku irsaaqo.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
23/10/2025
Sawiro: waxaa guul kusoo dhamaaday tababar ciwaankiisu ahaa Ethics and professionalism in healthcare, oo uu qayb kamida ardayda machadka usoo jeediyay aqoonyahan Shaafi Abdisamed.