12/09/2022
Kusali
nabi muxamed swc swc
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wasaarada arimaha dibada maamulka khaatumo, Government Building, Buuhoodle.
12/09/2022
Kusali
nabi muxamed swc swc
Wadanka Soomaaliya waa dal dhaca Geeska Afrika; kaasi oo xaga galbeed xad kala wadaaga wadanka Itoobiya, wadanka Djibouti dhinaca waqooyigalbeed, Gacanka Cadmeed ka xigto dhinaca waqooyi, Badweynta Hindiyaka dhacda dhinaca bari, iyo wadanka Kiinya ka dhaco koonfurgalbeed. Wadanka Soomaaliya waxay leedahay xeebta ugu dheer qaarada Afrika[1], dhulka wadanku wuxuu ka kooban yahay deegaano sare, dhuldaaqsiimeed iyo buuroley.[2] Cimilada wadanku waa mid diiran (kuleyl-xigta) sanadki oo dhan, inkastoo soo dhacaan dabeylaha monsoonku iyo roob aan joogto ahayn.[3]