Machadka Xirfadlayaasha Caafimaadka Buuhoodle waa Machad Caafimaad oo bixiya Kuliyadaha Nursing, Midwifery, Laboratory, Nutrition iyo Pharmacology. Waa Machad ay aqoonsantahay Hayadaha UNka Isticmaalana Manaahijta Wasaarada Caafimaadka.