21/07/2022
Midowga Ardayda Buloburte
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midowga Ardayda Buloburte, Library, Buulobarde.
21/07/2022
22/04/2022
Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan ayaa u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan-cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed, kaddib markii ay kulan Derbi ah kaga adkaatay degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.
20/12/2018
Press Release
Gudoomiyaha Midowga Ardayda Bulo-burte’ Mudane Abdirahman Abukar Osman waxa uu maanta dhameeystiray xubnaha Ururka.
Waxa usoo dhisay dhamaan xubnaha midowga ardayda Buloburte Kuwaasoo la shaqeeyn Doono Mudada halka sano ah Ee uu Xilka Haayn doono’
—————————————————-
Gud’ku xigeen: Dahran Abdi Osman
Xog’hayn: Mohamed Hassan Hirey
Afhayen: A/Jamal Mohamed Ali
Gud’maliyada:Nasteho Mumin halane
Gud’ Arimaha Bulshada: Osman Ali Osman
Gud’X’khilafadka: Hussein Mustaf Hassan.
Wabilaahi TowfiiQ
09/12/2018
07/12/2018 Gudoomiyihii H**e Ee ururkaan Mudane Yuusuf Sugaal waxa uu xilka Gudoomiye si Buuxda ugu wareejiyay’
Gudoomiyaha Cusub Ee dhawaan loo doortay inuu sii Hogaamiye Ururkaan muda’da Sanadka Ah Gud.Abdirahaman Abukar osman
30/11/2018
Abdirahman Abukar Osman oo ah gudoomiyaha Cusub Ee dhawaan loo doortay inuu hogaamiya midowga ardayda buloburte aya waxa uu maanta ka qayb galay’
Munaasab lagu soo bandhigaayay buug magaciisa la yiraahdo’ “Milicsiga Sooyaal dhaqameedkii Soomaalida”
Kaas oo uu qoray Arday ka soo jeedo Deg’Buloburte laguna magacaabo “Mudane Osman Ali Osman”
waxa uu Amaan iyo Bogaadin u jeediyay Gudoomiyaha midowga ardayda Buloburte ardaygaan Qalinka U qaatay sooyaalka iyo dhaqankeena wanaagsan.
waxa uu kule dardaarmay Gudoomiye Abdirahman inuu sii balaariyo Hankiisa kana gaaro Hormar balaaran.
25/11/2018
Hambalyo hambalyo hambalyo
gudomiyaha cusub ee midowga ardeyda buuulo burte
Mr Abdi Rahman Abukar Osman
Waana gudomiyihii Afaraad ee midowga ardeyda buulo burte
Mudane gudomiye allah haku asturo xilkas lagu igmaday
Dhawaana filo vedio dhamays tirin eee dorashada gudomiyaha
20/11/2018
Brr
Ogeeysiis ku sacodo dhaman ardayda ka soo jeeda dagmada buulo-burte ee gobolka hiiraan kuna sugan magalada mudisho waxa la ogeeysiinaya in doorashadi sanadkiiba mar la qabar jiray la qabanayo
Maalalinta: jumco
Tariikhda 23/11/2018
Waqtiga: 8:00Am Subax
Goobta: Jamacada SIU qeebta km4 / agagaarka ex madaxtooyadii h**e ee cabdi qaasim.
rajeeynaa in aad ka soo qeeyb geshaan masiirkiinana shaqsigii wuu ku haboonyahay aad is dhihi kartan sanadkan wuu idiin hogaamin karaa aad ugu codeysaan.
Arday kasto waxaan ka codsaneeyna in waqtiga nala ilaaliyo.
Mahadsanidiin.
By: Ahmed 《Jadiid》
Gudomiyaha gudiga doorashada midowga ardayda buulo-burte
05/11/2018
gudoomiyaha Guddiga Doorashada Mudane: Ahmed Farah Abdulle Ahmed Walanteeri waxa uu Goor dhaweeyd Saxiixay’ laga doonaayo’
Musharaxa Gudoomiye Ee midowga Ardayda Bulo-burte
Qof Walboo ama Arday walba Oo Soo buuxiyo sharuudaha halkaan Ku xusan Waxa uu xaq U yeelan Doonaa
In uu u tartamo Xilka Gudoomiye Ee .
: Araaji Qabashada Waxa Ay Bilaabatay Maanta Oo ay Taariiqda Tahay 5/11/2018 waxa ay ku Egtahay 20/11/2018.
Gud’ Doorashada
Mudane Ahmed Farah Abdulle
Mahadsanidiin.
Dhawaan filo shuruudaha musharaxiinta xilka gudomiyaha midowga ardeyda buulo burte
Insha Allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Buulobarde
