Ceel lahelay

Ceel lahelay

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ceel lahelay, City Hall, Ceelbuur.

29/03/2023

Ceel lahelay oo roobsatay

Magaalada Ceel lahelay ayaa -ilaahey galadii heshay roobkii ugu badnaa dhowaanaan.

Hadaan nahay reer Ceel lahelay waxaanu leenahay "الحمدلله على نعمائه والشكر له على تقدير"

05/06/2022

Hambalyo Hambalyo

Waxaan halkan ka hambalyeyneynaa Dadaalka mira dhalay ee dadka reer Galmudug raar ahaan Reer ku baxsiyeen si ey wax ula qeybsan lahaayeen deegaanada kale ee gobolka iyo guud ahaan qaryooyinka Soomaalida.

Waxaaan magaalada u rijeyneynaa Hurumar iyo weliba iney yeelato maamul samata bixiya dadka iyo deegaanka.

Wabillahi Towfiiq

19/03/2022

lahelay Galgaduud Soomaaliya

Want your business to be the top-listed Government Service in Ceelbuur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Ceelbuur