Duduble Community

Duduble Community

Share

Qofkastoo Oo Duduble ah Meeshaan Asaa leh ee Walalaha Kale nagu Soo xira ee Share Dhah

09/11/2025

ِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ

Waxaan murugada iyo xanuunka la qeybsaneynaa dhammaan ehelka, qaraabada, iyo asxaabta uu ka baxay Col Cumar Cabdule Axmed- Cumar jacfaan

Korneelka wuxuu ahaa nin dowladnimada hada aa heysano usoo halgamay kana shaqeeyay in meesha hada ee taagantahay imaato

Alle ha u naxariisto, janadii Fardowsana ha ka waraabiyo.Ehelka, qaraabada, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed samir iyo iimaan ha ka siiyo.

15/09/2023

DUDUBLE CADAW AA DOWLADA EHEYN MA LAHAN

WASIIRKA GAASHAANDHIGA DABINKOW NOO DHIGAY ALXM DUDUBLAA NALA DHAHAA WAA ISKAGA FILANAHAY

Photos from Duduble Community's post 03/09/2023

Ceel la helay hadii la qabtay oo laga bilaaway
Hadow gulufka duduble daacad yahay
Guuleysta

30/07/2023

Qodobada shirka kasoo baxay in war saxaafadeed laga soo saaro maxaa diiday
Mise meesha cunto cunow lee loo tagay😯

28/07/2023

Duduble Ilaahey iyo rasuulkiisa ku xiran

20/11/2020

Jimco Wanaagsan Xordage✌️❤️🥰

Want your business to be the top-listed Government Service in Ceelbuur?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Ceelbuur