Find government services in Dhahar. Listings include Guddoomiye Fu'aad M Muuse, Hormarinta arimaha bulshadda and Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.. Click on each in the list below the map for more information.
Dugsigan waa dugsi dawli ah waxaana la asaasay 1972. dugsigani waa Hooyada Wax-barashada Degmada Dhahar. Waa dugsi ay ka hawl galaan macalimiin Waayo arag ah oo khibrad leh.