Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.

Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.

Share

Dugsigan waa dugsi dawli ah waxaana la asaasay 1972. dugsigani waa Hooyada Wax-barashada Degmada Dhahar. ku soo dhawaada Dugsiga Mubaarak

Waa dugsi ay ka hawl galaan macalimiin Waayo arag ah oo khibrad leh.

15/02/2025
Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.'s post 15/02/2025

Waxa uu iskoolku Maanta abaalmarin gudoonsiinay ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii Teeramka sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Waxaan u rajaynaynaa ardayda in ay dedaalka sii laba jibaaraan.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.'s post 04/01/2025

Waxaa saaka oo sabti 04/01/2025 u bilaabmay adrayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Teeramka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Waxaan u rajaynaynaa Dhamaantood guul iyo natiijo wanaagsan illahay idankii.

Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.'s post 30/04/2024

Waxaa maanta oo talaada ah 30/April/2024 loo fasaxay Ardayda Dugsiga Mubaarak Imtixaankii Sannad Dugsiyeedka 2023-2024.

Wuxuuna u bilaaban doonaa maalinta Sabtida ah 04/May/2024. Wuxuuna u dhamaan doonaa haddii alle idmo 12/May/2024 oo ku beegan Maalin Axad ah.

Insha allah waxaan idiin rajaynaynaa Guul iyo Dedaal.

Photos from Awaare Media Inc's post 06/03/2024
Photos from Dugsiga Hoose Dhexe ee Mubaarak Dhahar.'s post 06/03/2024

Xafladda maamuuska ardaydii kaalmaha h**e ka gashay imtixaankii mid termka 2023-2024

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhahar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Waaberi
Dhahar
00252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:40
Sunday 07:00 - 17:00