District medical Officer , Dusamarreb , Somalia GMoH

District medical Officer , Dusamarreb , Somalia GMoH

Share

Ku soo dhawaada pageka isku duwaha wasaarada caafimadka ee Dhusamareb.

Photos from District medical Officer , Dusamarreb , Somalia GMoH's post 06/11/2019

Talooyin caafimaad ee ku aadan roobabka xoogaleh ee kada,aya caasimada galmudug ee Dusamarreb .
si looga hortago ama loo yareeyo faafitaan balaaran iyo saf-mareen cudurada shubanka sida koleeraha(cholera)
1) in caruurta laga fogeeyo meelaha biya fariisadkaa
2) in labadiyo wacyigalinta bulshada ee laxiriirta xaaladaha caafimaad.
3) waa in qoysasku isticmaalaan marakaneecada si looga hortago cudurka malariyada.
4) in xarumaha caafimaad ee dadweynaha ey laba jibaaraan shaqadii ey uhayeen bulshada dusamareeb.
wasaarada caafimadku waxey sameyndoontaa :
1) in qiimeyn iyo baaritaan lagu sameeyo ilaha biyaha ayadoo kaashaneysa wasaarada tamarta iyo biyaha.
2) waxey sameyneysaa wacyigalin guud oo ku aadan daaweynta biyaha.

01/07/2019

Kusoo dhawaada pageka iskuduwaha wasaarada caafimadka Galmudug ( DMO).
Hala share gareeyo .
Like hala saaro.

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusa Mareeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Dhuusa Mareeb