Albashir Elmi Hussein

Albashir Elmi Hussein

Share

Director General (DG) of Ministry of Education, Culture, and Higher Education Galmudug.

Photos from Albashir Elmi Hussein 's post 10/10/2024

Waxan ka qayb galey munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay magaaladda Galkayo xalfadda qalinjabinta dufcadda 10aad ee Jaamacadda Galkayo.

Wan bogaadinayaa dhamman Guddiga khayrigaa iyo asaasayasha Jaamacadda oo u dhabar adaygey taaba galinta waxbarasho tayo leh.

03/10/2024

Halkani waa magaalada kisii ee dhacda gobolka western province kenya

Beerahaas quruxda badan lagama beerin deeq ay bixisay hay'ad iyo kaar FAO ee waxaa isku tashi bulsho iyo adeegsiga cilmiga beeraha!

Dalkeennu dan uguma jirto dacwo iyo cabasho loo dirsado hay'ad.

18/09/2024

"Diinta midigta anku haysanno maadigana bidixda" calshaan an waxbarano!

Adeegii waxbarashada waa lagusoo dhaweeyey

Waa muuqaalkii ugu saameynta badnaa ee ku sabsan kor u qaadista tirada ardayda sannadkaan 2024.

Abdisalam Mohamud Wehliye full of speaking confident and disciplinary manner!

16/09/2024

"Waxna aan barano waxna beerano"

Mid kamid hadaladii saamaynta badnaa ee uu jeediyey intii uu noolaa AHN Cabdiqani Dulqarnayn oo Laascaanood ku geeryooday.

15/09/2024

Fahfaahin ku saabsan habraca lagu qaadanayey macallimiinta

14/09/2024

War-muriyeedka shirweynaha dardargelinta dedaallada nabadeynta Gobolka Mudug oo ay goobjoog ka ahaayeen Madaxweynayaasha Dowladaha Galmudug iyo Puntlnad, waxaana aqrinaya wasiir dowlaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Faarax Xuseen (Talyaani).

14/09/2024

Nabadda iyo isdhexgalku waa tiir muhiim u ah nolosha.

Want your business to be the top-listed Government Service in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Main Street
Dhuusamarreeb
00252